• advertisement_alt

Sida Loo Xanaaneeyo Timaha adigoona isticmaalin wax chemico ah


3 posts in this topic

Posted (edited) · Report post

nafaqada-timaha.thumb.jpg.ded06b5656319cSida loo xanaaneeyo Timaha

 

Sidaan ognahay Timaha waa Waxyaabaha qurxiya Nafteena uu Allah nagu Maneystay marka waa inaa ka taxadarnaa aana xanaaneysanaa  timaheena anagoo wax chemico ah  u dhowaanin.

  • Cambaha oo  la cuno oo laga helaa vitamins badan waxaana fiican inaa ka dhigato cuntada maaalinlaha aad isticmaaasho.
  •  Inaad Cabto Cabitaanka Oranjada asna sidokale wuxu aad ugu  fiican yahay xoojinta timahaga waxana ku jiro Vitamin C
  • Karootada waxaa ka buuxa vitamins iyo macdanno bixiya timaha, sidokale  cabitaanka karootadu  waxa uu ka mid yahay kuwa xoojiya timaha, maalintii  hadaad qasato hal koob oo karooto ah oo Cabto waxaad ka heleysaa maadooyin muhiim u ah Timahaga sida maaddada  beta carotene.
  •  Saliida saytuunka waxay leedahay faaidooyin badan oo dhanka caafimaadka quruxdaTimaha ayay qurxisaa  waxayna ka  dishaa qolofta. Waxay kalo  timaha sababtoo fatty acids iyo vitamin E.
  • Saliida Afakaadhada waxay nafaqeysaa Timaha iyo jirko oo idil waxana ku jiro vitamins kal duwan kuwaas oo ka mid ah Amino acid ,Vitamin B6 ,vitamin  D  waxay ka hortagtaa inay daaataaan Timaha
  •  Cinabka  oo aad ka dhigato cabitaan joogto kuu ah waxay kordhisaaa qulqulka dhiiga ee lafta madaxa wuxuna ka mid yahay VitaminB
  •   Waxaa kaloo jirta saliid la yiraahdo Castor oil  waa saliiid ka difaaceysa timahaga Inay go,do waxayna bixisaa timaha waxaa laga helaa maaadooyin  kal duwan oo  wax u tarayaa Timaha
  • Saliida Qumbaha waa saliid bixisa Timaha Waxayna ka difaacdaa ama ka daaweysaa Jajabka  waxyna soo celisee Timaha Quruxdooda

 

Waxa kalooo jira Cuntooyin  ama qudaar  oo timaha waxtar u leh waxaana  ka mid ah Cuntooyinkaasi  :-

  • Ansalaatada
  • lawska
  • Kalluuunka 
  • Digirta
  • Ukunta
  • Qaraha 
  • Babaayga 
Edited by Degan

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

nafaqada-timaha.thumb.jpg.ded06b5656319cSida loo xanaaneeyo Timaha

 

Sidaan ognahay Timaha waa Waxyaabaha qurxiya Nafteena uu Allah nagu Maneystay marka waa inaa ka taxadarnaa aana xanaaneysanaa  timaheena anagoo wax chemico ah  u dhowaanin.

v Cambaha oo  la cuno oo laga helaa vitamins badan waxaana fiican inaa ka dhigato cuntada maaalinlaha aad isticmaaasho.

v Inaad Cabto Cabitaanka Oranjada asna sidokale wuxu aad ugu  fiican yahay xoojinta timahaga waxana ku jiro Vitamin C

v Karootada waxaa ka buuxa vitamins iyo macdanno bixiya timaha, sidokale  cabitaanka karootadu  waxa uu ka mid yahay kuwa xoojiya timaha, maalintii  hadaad qasato hal koob oo karooto ah oo Cabto waxaad ka heleysaa maadooyin muhiim u ah Timahaga sida maaddada  beta carotene.

v Saliida saytuunka waxay leedahay faaidooyin badan oo dhanka caafimaadka quruxdaTimaha ayay qurxisaa  waxayna ka  dishaa qolofta. Waxay kalo  timaha sababtoo fatty acids iyo vitamin E.

v Saliida Afakaadhada waxay nafaqeysaa Timaha iyo jirko oo idil waxana ku jiro vitamins kal duwan kuwaas oo ka mid ah Amino acid ,Vitamin B6 ,vitamin  D  waxay ka hortagtaa inay daaataaan Timaha

v Cinabka  oo aad ka dhigato cabitaan joogto kuu ah waxay kordhisaaa qulqulka dhiiga ee lafta madaxa wuxuna ka mid yahay VitaminB

v  Waxaa kaloo jirta saliid la yiraahdo Castor oil  waa saliiid ka difaaceysa timahaga Inay go,do waxayna bixisaa timaha waxaa laga helaa maaadooyin  kal duwan oo  wax u tarayaa Timaha

v Saliida Qumbaha waa saliid bixisa Timaha Waxayna ka difaacdaa ama ka daaweysaa Jajabka  waxyna soo celisee Timaha Quruxdooda

 

Waxa kalooo jira Cuntooyin  ama qudaar  oo timaha waxtar u leh waxaana  ka mid ah Cuntooyinkaasi  :-

  • Ansalaatada
  • lawska
  • Kalluuunka 
  • Digirta
  • Ukunta
  • Qaraha 
  • Babaayga 

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt