• advertisement_alt

hilmamshada

3 posts in this topic

Posted · Report post

Asc wa idin salamay waxan raba in aan idin weydiyo waxa igu badan hilmamshada marka sideen isaga jojin kara hilmamshada mdsanid

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Ayanle Adan wad ku mahadsantahy Su,aashada ,marka hore Xasuusta Rabi ayaa bixiyo Ku duceyso in uu Allah kaa joojiyo Hilmaamka badan  Mida kale waxa dhici karto in aad qabtay jug xaga madaxa ah Hadii aaad jug qabto waxa ku dadaaasha Nasiinada ,Iska yareeey mashquulka badan ,Hurdo kugu filan seexo  haddii aadan jug hore qabin ku dadaaal cabida biyaha Caadiga ah hel waqti aad nasato si maskaxdada ay u degto xasuustadana ay u fiicnaato   Allaha (SW) ka bari Inuu kaa qaado sidokale kana fogoow wuxu Allah kaa reebay si ducadaaada Allah kaaga  aqbalo 

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt