• advertisement_alt

Ubah Osman

3 posts in this topic

Posted · Report post

Asc walal waxan raba inaan barto cilmiga beeraha waxana raba inan ado dibada wax barsho walal wadanke ayan u adi kara ood is ledahah wey ku haboontahay agriculture mahad sanid

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Ubah waxbarashada dibada weey fiicantahay mida dalkana sidookale, wadamada dibada wax barashadooda weey kala duwantahay marka loo eego xaga qarashka

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Ubah dalka iyo dibadaba waad ka heleysa ina ka barato cilmiga beeraha lkn dalka dibadisa ayaa kuu fiican maadaam ay beeruhu yihin cilmi in badan oo ka mid ah ay u baahantahay practical    wadamada cilmiga beeraha ku fican waxa kamid ah      sudan india   

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt