Sign in to follow this  
Followers 0

select boot image did not authenticate HP

2 posts in this topic

Posted · Report post

Hadii Computer kaada ku dhoho "selected boot image did not authenticate. press enter to continue" Wax weeyn ma aha kaliya Tilmaamahaan Raac:

 

1.Computer ka restart u dir

2.Intuu restart ku maqanyahay waxaad taabataa F10 oo ah meesha laga soxo bootka ee HP hadii aadan HP isticmaaleynin Computer ka bootkiisa waa inaa taqaan badnaaa waa F10 ama F9.

3.System Configuration Click-sii

4.Boot Options dooro

5.Legacy Support <Enabled> ka dhig

6.Secure Boot <Disabled> ka dhig

 

Sidookale Isla System Configuration-ka UEFI Boot Order Internal CD/DVD ROM Drive kor soo mari hadii uu hoos jiro

 

Waxaan rajeeyneeynaa inuu Windows-ka ku shubitan-ka kaa ogolaaday.

 

mgaabow likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada
Sign in to follow this  
Followers 0