• advertisement_alt

computer sciene

12 posts in this topic

Posted (edited) · Report post

waxan raba computer w 8 ah inan active gareyo waxaw iwaydiyay code mana aqan sidan ku hili kara codeka ama an iskaga badali kara windowga mahad sanid

Edited by Anan Adde12
Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Anan, Windows-ka marka uu activation ku weeydiina wuxuu kaa rabaa code-ka lagu soo gaday Window-ga, waxaa fiican inaad windows cusub aad ku shubato. Window-gee rabtaa inaad ku shubato.

 

Mahadsanid

Aflixi.com

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

macalin waxan raba inan ku shubto window 8 wayo laptopkayga waxaw kuso dagay window 8.1 inaw yahay ayan jeclahay mana hayo codkas ustadi iga rali ahaw wan so dahay mahad sanid

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

macalin waxa kalo jira in aw colays yahay laptopkayga waxay ilatahy inaw virus iiga jiro wayo malahan anti virus ustadi waxan kalo karabay laptopkayga folder ka mid ah o ay igu jirayn date muhim i ah ayan iskaga xiray folder lock wana ilaway baswerka sidan ugo so cishan kara o an ujabin kara ustadi mahad sanid

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

macalin waxan raba inan ku shubto window 8 wayo laptopkayga waxaw kuso dagay window 8.1 inaw yahay ayan jeclahay mana hayo codkas ustadi iga rali ahaw wan so dahay mahad sanid

Window 8 si aad ugu shubato steps-kaan raac waa video

 

 

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

macalin aniga laptopkayga windowgisa waa windows 8.1 build9600 midka ad iso dirtaynah waa windows 8 ustadi mahad sanid

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Okay, Operating System Windows 8.1 miyaad heeysataa oo CD, DVD ama flash ku heeysataa, mise computer-ka ayaa windows 8.1 ku jira

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

macalin laptopka ayaw ku jira window 8.1 wax window ah ma haysto ee sidan uga tiri lahay ama an mid lahili karo ugu shuban lahay ayan raba ustadi ilhy ha ku dhawre mahad sanid

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Anan Adde12, waxeey noqoneeysaa inaad hesho window oo aad soo gadato si uusan eeysan kugu dhicin arinta hada ku heeysata oo ah in uu ku weeydiinaayo activation code

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Ok ustadi markan so gato sida an ugu shubilahy wad iga cawin ayan fila mise mishan kagatan igu shuba dhahasidasa ifudud ok macalin wad mahad san tahy inaha Lh wan so gadana lkn sidan kula ugan kara midka wanagsan iyo midka xun windaw 8ka ustadi

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Sida fiican in window-ga lagu soo shubo, isla markaana aad ka barato sida loogu shubo hadeey macquul tahay.

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt