• advertisement_alt

warbaxin ku saabsan ASP.NET & C#


3 posts in this topic

Posted · Report post

asc aflixi waxaan ubaahanahay warbixin kusaabsan 2 badan maado ASP.NET & C# maxay yihiin ? maxaa loo isticmaalaa? faa iidadooduna maxa taha? thanks aflixi jwb insha allah

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

ASP.net waa web application framework waxaa loo isticmaalaa in websiteska si fudud loogu dhiso waliba website dynamic ah oo data si fudud loogu soo dari karo lagana tir tiri karo.

ASP.net waxaa lala isticmaali karaa luqadaha kala ah C# iyo VB.net

ASP.net waxaa soo saartay shirkadda microsoft isla shirkadda ayaa suuq geeysay oo hor marisay

Waxaana lasoo saaray Janaruay 2002

 

C# waa luqad programming ah waxeeyna ka mid tahay luqadahay programmingka ugu caansan, ugu casrisan sidookale waa luqad object oriented ah.

waxaa soo saartay shirkadda microsoft sanadii 2000,  file extensionka C# waa .cs, versionki ugu dambeeyay wuxuu maraa C# 7.0

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt