• advertisement_alt

camero

5 posts in this topic

Posted · Report post

asc  dhamaan  aflix.com maamulka  , macalamiinta  iyo ardaba  waan  idin salaamay  asc w w 

intaa  kadib waxaan rabaa  in leeyga  jawaabo  haduu  alla  yiraahda  su aashaan 

waxan rabaa ..............     hadii  quf computerkeyga  uu  soo  galo anoo  kamaqan  passowrdka computerka uu yaqaano  waxaan rabaa  in uu  image ahaan igu sawiro  quf alla  qufkii sagalo  computerkeyga marka  mahelikraa  softwere  nuucaas  ah  mise  lama hilikaro  jawaab haduu alla  yirahda 

cabdi likes this

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Wcs waraxma yuusuf,

Su'aashaada hadii aan u soo daadago computer-ka xiliga uu soo daarmaayo sawir ma qaadi karo sababto ah OS computer-ka ma daarno hadii uu sawir ka qaado computer-ka uunan daarneen meel uu geeyo malaha.

Mid waa sameeyn kartaa hadii aad rabto marka uu computer-ka so daarmo in uu sawiro meel walbo uu qofka computer-kaada ka booqdo.

 

Mahadsanid

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

cabdi waan rabaa midaa lkn wqaxaan ku su aalayaa qufka miyuu sawiriyaa mise meelaha uu t5agay jawaab haduu alla yiraahda 

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

meelaha uu tagay sida my computer haduu click siiyo meel walbo uu click siiyo

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt