• advertisement_alt
Sign in to follow this  
Followers 0

Maxa Iga Caawin Kara In Dhaqaalahygu Sare u kaco Ama Kabco Si Bilaash Ah


5 posts in this topic

  • advertisement_alt

Posted · Report post

3-qodob.thumb.jpg.fedf75aa94f02114992610

Waxaa kaa caawin kara in dhaqaalahaada kor u kaco si personal ah:

  • shaqada saacadaha  aa shaqeysid badi.
  • yareey qarashada aan muhiimka aheyn.
  • kordhisid wax dhigashada shaqsiyeed (Personal saving).

Hadii aad tahay company ama ganacsi yar waa inaad  abuurtaa macamiil badan si baahida loo qabo badeecadada u kororta taas ayaa ku keeni karta kobaca ganacsigaada. Bishiiba waa in aad sameysaa suuq geyn xoog badan aadna ilaalisaa macamiishada baahidooda iyo daryeel xoog badan in loo sameeyo macamiisha.

 

Mahadsanid

Aflixi.com

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada
Sign in to follow this  
Followers 0

  • advertisement_alt