• advertisement_alt
Sign in to follow this  
Followers 0

Sidee u kobcin kara dhaqaalaha ama ganacsi yar


2 posts in this topic

  • advertisement_alt

Posted · Report post

Waxaad ku kobcin kartaa ganacsigada yar arimo dhowr ah:

1. In aad macamiilkaada ixtiraamtid oo wax fiican u qabatid. Sabatana waxay tahay macamiilkaada waa faa'iidadaada, faa'iidada aad faa'iido waxay la socotaa macaamiilkaada mar kasto ay yaraadaan waxaa yaraanaya faa'iidadaada.

2. Xayeysii ganacsigaada si aad u soo xareysid macaamiil cusub, waxaa aad soo saartidna kala bedbedal si macaamiilkaada uga caajisan alaabtaada ama adeega aad bixisid

3. Ku celi faa' iidada aad ka hesho ganacsiga qeyb ka mid ah bulshada

4. U sameey macaamiilkada ka yareyn qiimaha ( discounting)

5. Haduu qiimaha lagu soo saaro badeecada kugu kordho, kordhinta qiimaha la gado si fiican uga fiirso marka aad kordhinaysid sida nooca macaamiilkaada iyo waxa aad soo saartid noocooda

Talaabooyinkaas oo lagu guulaysto waxay keeni karaan in ganacsigaada yar kobco.

 

Mahadsanidiin

Aflixi.com

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada
Sign in to follow this  
Followers 0

  • advertisement_alt