• advertisement_alt

USB OR FLASH

4 posts in this topic

  • advertisement_alt

Posted · Report post

Abdirashid,

Markaad flash-ka format dhahdo fariin miyaa kuu so bexeeysa?

Hadeey Message kuu soo bexeey fadlan qeeybta hoose ku soo qor si loo fahmo waxa heeysta flash-ka.

Mahadsanid

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

This disk is write protected

Waxeey ka dhigantahay in software lagu xiray oo password protection uu ku xiranyahay flashka, si aad u format gareeyso flashka waxaad galisaa computerki lagula soo sameeyay protectionka, hadii aadan heeynin weey adkaaneeysaa waayo flashka waa protected oo in wax laga badalo ma ogolo.

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt