• advertisement_alt

USER ACCOUN

12 posts in this topic

Posted (edited) · Report post

WAXAA I QABSATAY CILADAN  USERKA AAN KU SOO GALO COMPUTERKA  AYA WAXA UU KU  XIRMAY GMAIL SIDEE AYAAN UXALIYAA

 

 

 

ADMIN.JPG

Edited by ABDIBASID SHIKH ABUKAR
cabdi likes this

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Cabdibaasid macnaha marki aad www.gmail.com aad soo kiciso ayuu emailkaada soo qabanaayaa sidaas soo ma aha.

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

ABdisamad  sxb kala  saar computerka passowor  kiisa  miyaa  cml  mise  gmailka  markaad  gasho  miyuu  kaciweynaa  cml  oo  uukuweydiniyaa  cinwaanka kale  

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted (edited) · Report post

haa waa computerka password kisa oo kuxirmay microsoft account

 

Edited by ABDIBASID SHIKH ABUKAR

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

haaaaaaaaaa  ok  micnaha  maarkaad   daarto computerka  oo  uuu shidmo miyuu  kuweydiniyaa  passwordka kadibna  waad  garan la'dahay  miyaa  passwordka   sidaa  miyaa ?

 

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

ok   ABDIBASID SHIKH ABUKAR :     kusoo dhawoow  aflixi.com   waaadna mahadsantahay 

http://1.bp.blogspot.com/-rnRnQS59lD8/T1PsvFxpEuI/AAAAAAAAAFA/nfjVcmY2TaI/s1600/locked-pc.jpg





HADABA SI AAD U FURTO COMPUTER PASSWORD KIISA KAA LUMAY MISA  HORAY AADAN U AQOONBA PASWORDKIISA 


1-MEESHA PASSWORDKA COMUTERKA LAGA GALIYO MARKAAD JAG KU SIISO WAXA QABATAACTRL ADOO HAAYO BATOONKA CONTAROLKA HADANA WAXAA QABATAA ALT ADOO HAAYO LABADAAS BATOON WAXAA LABO MAR JAG JAG SIISAA BATOONKA DELETE AMA DEL EEY KU QORANTAHAY -------->>>

http://1.bp.blogspot.com/-8bCjSDzR6uE/T1PnPk9JE4I/AAAAAAAAAEo/nPe-56gGzaw/s1600/1.JPG





2-INTAAS MARKAAD SAMEEYSO WAXAA KUU FURMEYSO QAANAD LAGALINAAYO MAGACA IYO PASSWORKA SIDA HOOS AAD UGA JEEDAAN SAWIRKA 


KADIB MEESHA MAGACA WAXAA GALISAA ADMINISTRATOR


MEESHA PASSWORDKANA IMAAW ADOON WAX KU QORIN MEESHOO EBER AH INTER LEE DHEH KADIBNA SAAS OOW KUUGU FURMAY 

 

http://2.bp.blogspot.com/-AMqz__0-17s/T1PsRreIcQI/AAAAAAAAAEw/drWR49c6LGA/s1600/2.PNG
 
 
 
3-saanna waa ku furtay 
http://3.bp.blogspot.com/-R03BGPgJx2g/T1PskxWzmrI/AAAAAAAAAE4/x8wvrwxvyc0/s1600/windows-7-post-login-welcome.jpg
..
.

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Sidee Lagu Furi Karaa Computerka Windows-ka Haddii uu kaa Xirmo ama aad ilowdid furaha?

1. Soo rogo barnaamijka Ophcrack LiveCD: http://ophcrack.sourceforge.net/ waa barnaamij lacag la’aan ah. (Haddii aadan furan karin computerkaaga, adeegso computer kale, faylkaas marka aad soo rogatid kusoo qaado CD ama DVD).

2. Barnaamijka Ophcrack LiveCD si aad ugu xawishid CD/DVD, waxaad u baahan tahay barnaamijka kale oo lacag la’aan aad ka soo rogan kartid http://www.freeisoburner.com/

3. CD/DVD-ga aad kusoo qaaday barnaamijka geli computerka aad furi weydey, markaas daar ama dami-oo-daar computerka si uu uga daarnmo barnaamijka Ophcrack LiveCD oo ku jira CD-ga, waxaa markaas barnaamijku shaashadda ka soo muujin doonaa furayaasha Windows (7, Vista ama XP), markaas furaha meel ku qoro. CD ka saar computerka. Dami-oo-daar markaas furahaas ku furo computerkii.

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt