• advertisement_alt

wax ku saabsan public healh


3 posts in this topic

Posted · Report post

asc alfalax waxan ku soo biiray webkaan , waan ku farxay runtii waxaan filayaa in ay noqon doonto halkii aan kaga ciil bixi lahaa su,aalo ku saabsan public healthga ,     waxan ahay arday barta public healthga su,aashayduna waxay tahy maadooyinka public healthga aan ku qaato way kala duwan yihiin ma jiraan talo aad iga siin kartaan in aan kuwo aan aad muhiimadda u saaro mahdsdiin walalha sharfta leh 

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Wcs Xikmaawi,

Sidookale waan ku faranxsanahay ku soo biiridaada asxaabta Aflixi,

Jawaabta: Maadooyinka kala duwan waxeey kaa caawinaayaan in aad hesho aqoon dhinac walbo ka taabaneeyso sida caadiga ah semester-ka 1aad iyo 2aad kuliyad walbo waxaa ku jiro maadooyin kaabe yaal ah kuwaasoo aqoontaada kor u qaadaya.

 

Maadooyinka takhasuskaada la xariira ayagan waxeey ku jiraan maadooyinka faraha badan ee aad qaadaneeyso, Xooga saar inta maado aad qaadaneeyso waayo hadeeysan wax faa'iido ah laheeyn laguma soo dareen diraasada.

 

Guul ayaan kuu rajeeynaa

Aflixi.com

nimco hana likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt