• advertisement_alt
Sign in to follow this  
Followers 0

Sidee hal computer loogu shubaa laba windows operating system


5 posts in this topic

Posted · Report post

Dual.thumb.png.028117f74e7f3018593fe90cc

Sidee hal computer loogu shubaa laba windows operating system

Si aad laba Operating System ugu isticmaasho hal computer Fadlan tilaabooyinkaa raac:

Tilaabadda 1aad: Marka hore Partition u samee Window-ga cusub link-gaan ka akhriso qaabka loo sameeyo http://www.aflixi.com/topic/211-qaabkee-loo-kala-qeeybiyaa-hard-disk-partition/

Tusaale waxaad heeysataa Computer leh 2 partition C iyo D c waxaa ku shuban Windows 7 ama 8 D waxaa kugu jirto daato waxaad u baahantahay in Drive D aad kala qeeybiso oo size mucayan ah aad ka gooyso ugu yaraan 16 GB hard disk space (32-bit) ama 20 GB (64-bit).

Tilaabadda 2aad: markaad partition-ka soo sameeyso CD ama DVD ama Flash-ka uu ku jiro OS cusub computer-ka ku rakib

2.1 Waxaad riixda enter marki lagu weeydiyo Press any key to boot from
2.2 Next riix
2.3 Install click sii
2.4 I acept the license terms check saar kadib Next click sii

tilaabooyinkan waa steps window 7

Tilaabadda 3aad: Waxaad doorataa Custom Installation Hard Disks kuu soo bixi doobo waxaad ka doorataa Hard Disk aad partition-ka ku soo sameeysay FADLAN ISKA HUBI

talaabooyinka ka dambeeyo waa kuwa fudud. 

Waxa ugu muhiimsan marki la rabo in laba OS hal compter lagu shubo ayaa ah in la helo Hard Disk partition cusub oo firaaqo ah iyo marki instalation-ka uu socdo in la doorto Custom instalation isla markaana la doorto partitio-ka cusub.

Su'aalaha qeeybta hoose ku soo gudbi
Mahadsanid
Aflixi.com

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada
Sign in to follow this  
Followers 0

  • advertisement_alt