• advertisement_alt

waa maxay farqiga udhexeeya java iyo javascript


3 posts in this topic

  • advertisement_alt

Posted (edited) · Report post

java-iyo-javascript.thumb.jpg.14119f3edb

  • java waa luqad ugu horesay  luqdaha ahna mida hogaamisa programming language ka java waxay xiriir la ledahay luqada la yiraahdo C++
  • javascript waxay isticmaasha fikrada ay ka heshay  java taas oo laga keenay marki hore C++,waxana lagu qora codekeda html page kadib waxa loo tarjumaaa web browser
  • java waxay isticmasha bytecode si ay u gaarto platform independence java waxa lagu run gareya  JVM (Java virtual machine ) waxayna u baahntahay JDK .
  • javascript waxa lagu rungareyn karaa serverka yaala microssoft server page intaan loo dirin qofki wax so codsaday javascript waxa lagu rungareya browser browsers walba oo caan ah wuu ku shaqeyaa javascript  ,java script waa nooc dynamic  ah  halka java ay tahay static way tira  badan yihiin farqiga u dhaxeya maxayelay waa laba luqad.
Edited by Aflixi Bar ama Baro
Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt