• advertisement_alt

waa maxay public admestaration

10 posts in this topic

  • advertisement_alt

Posted · Report post

Maamulaka Guud (Public Adminstration) Waa cilmi ama disipiline lagu barto dhaqan gelinta iyo diyaarinta shaqaalaha rayidka ah dowlada si ay uga shaqeeeeyaan howlaha guud ee dowlada waxaa kaloo la dhihi karaa waa maamulida programska guud ee dowlada waxay tarjuman siyaasadaha jira si dhab ah his ay dadka caadiga u arkaan maalin walba.

Share this post

Link to post
La wadaag

Waa maxay public administration?

Waxaan u bahanahy inan barto public administration marka sideen ku baran.karaa online ahaa mahali karaase online free ah

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post

Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Asc Abdisamed,

Waxaa jiro jaamacado bixiyo faculty-ga public administration online ahaan Google waxaad ku qortaa online public administration degree deetna results-ka kuu soo baxo ka baaro.

Mahadsanid

Share this post

Link to post
La wadaag

Posted · Report post

maamulka guud waa cilmi daraaseenaya  guud ahaan horumarka iyo geedi socodka ummada, qaas ahaana waa  dardargelinta iyo horumarinta umuuraha dowlda si loogu guulaysto ahadaafta siyaasadeed ee Xukuumadda.

Share this post

Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Asc Abdisamed,

Waxaa jiro jaamacado bixiyo faculty-ga public administration online ahaan Google waxaad ku qortaa online public administration degree deetna results-ka kuu soo baxo ka baaro.

Mahadsanid

Mahadsanid kaabo 

Share this post

Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Su,aal kale ayaan qabaa sideen isku diiwaan galin.karaa hadii aan rabo it free ah tusaale ahaan qeybta isdiiwaan galinta waan fahmi.la,ahay

Share this post

Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Website-ka aad iska diiwaan galineeyso waa ineey lahaadaan qaab ku saacidi karo markaad isdiiwaan gaineeyso, link-ga soo dhig si laguu caawiyo 

Axmed muse likes this

Share this post

Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal

Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt