• advertisement_alt
Sign in to follow this  
Followers 0

waa maxay project management system


4 posts in this topic

  • advertisement_alt

Posted · Report post

Maamulida Mashruuca (Project Management) waa barashada la barto ku dabaqida cilmiga maamulka, xirfadaha, aaladaha iyo technikiska projectiga markaas la qabanayo iyo dhaqdhaqaaqiisa si loo helo wixii laga filaayey mashruucaasi inuu u qabsamooay si wax tar leh.

Balse waxaa ka duwan nidaamka mashruuca maamulka (Project managemnt System) kaas oo ah u sameyn mashruucaas maamulkiiisa database iyo software la horumariyey si  loogu adeegsado mashruuca maamulkiisa.. 

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

waa maxay project management system wallaal 

 

Nidaamka Maareynta Mashaariicda

Waxa loo yaqaana luqada Englisha (project management system) waa nidaamka ama habraaca mashruuc kaasoo ka bilaabanaayo heerka qeexida, qorsheynta, qiimeynta iyo dabagalka ilaa heerka hergelinta mashruucaas ayadoo la adeegsanyo software programs ka kaalmeynayo maareyaha mashruuca iyo kooxdiisa si habsami u hergeliyaan mashruuca.

Waxaa muhiim ah in software-kaas inuu yahay mid sahlaya jadwaleynta shaqooyinka mashruuca iyo xisaabinta miisaniyada mashruuca.

 

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada
Sign in to follow this  
Followers 0

  • advertisement_alt