waa maxay veterinary faaidada uu leeyhay

6 posts in this topic

Posted · Report post

aflixi aad ayaad umahdsantihin marwalba pagekina waan lasocdaaa  wllhi aad ban uxiiseeya pageka barta facebuugana waan lasocdaa marwalba waa online hadane soo dhawayn wbgsn iyo caawimad laga helaa  iyo casharada  iyo suaalaha iyo jawabaha saacidaadina horay usii wada aflixi thanks 

Share this post


Link to post

Posted · Report post

aflixi aad ayaad umahdsantihin marwalba pagekina waan lasocdaaa  wllhi aad ban uxiiseeya pageka barta facebuugana waan lasocdaa marwalba waa online hadane soo dhawayn wbgsn iyo caawimad laga helaa  iyo casharada  iyo suaalaha iyo jawabaha saacidaadina horay usii wada aflixi thanks 

Waa Maxay veterinary?

Veterinary waa qayb  ka mid ah medicine waxeeyna la tacaamushaa ka hortagid iyo daweeynta cudurada, disorder iyo dhaawacyada soo gaara Xoolaha (Xayawaanada) . Baaxada Xanaanada xoolaha waa eey balaadhantahay, waxeeyna dabooleeysaa dhamaan noocyada xoolaha hadeey ahaan lahaayeen Kuwa la dhaqdo(Rabaayad) iyo Duurjoogta.

 

Faa’iidada Veterinary ee Bulshada:

Dadka dhaqda xoolaha veterinary wuxuu u noqonayaa aasaasi oo hadii xoolihi eey dhaqanaayeen uu ka xanuunsado ama uu dhaawac soo gaaro qofka daweeyn lahaa waa qof soo bartay xanaanada xoolaha.

Dhinaca Kale Faa’iidada veterinary waxaa ka mid ah in xoolihi dawooyin lasiiyo taasoo keeneyso ineey yaraato cudurada eey xoolaha u soo gudbin lahaayeen dadka, Sidookale  in xoolihi la dhaqanaayay eey noloshooda noqoneeyso mid la daryeelo taasna waxeey faa’ido ugu jirtaa dadka isticmaala caanaha, hilibaka xoolaha.

Share this post


Link to post

Posted · Report post

Masha allah aadbaan oga halay runti barnamish kan waa mid loo baahnaa su'aal? Cilmigan xolaha masoo galaa digaga hadii eey ayada xanuusato ma sidan oo kale ayaa loo dawenaa 

Share this post


Link to post

Posted · Report post

habke loo mudaa xoolaha 

Share this post


Link to post

Posted · Report post

neefka xoolaha marku xanuusado maxa lagu garan karaa 

 

Share this post


Link to post

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada