• advertisement_alt
Sign in to follow this  
Followers 0

questionnaire

2 posts in this topic

Posted · Report post

Aflixi waxan idinka codsanayaa inaad iga caawisaan problem igeysta. Kaasoo ah waxan ahay arday diyaarinaya buugii qalinjabinta(Batchelor thesis)

Waxaa iga maqan questionnaire waan la'ahay fadlan waxan codsanayaa in la iga gacansiiyo. 

Topic geyga waa: 

The effect of motivational factors on employee job performance. 

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Waan kuu  mahad celinaynaa  Mudane Maxamed Cabdi, su'aasha qiimaha badan aad soo weydiisay bahda Aflixi iyo guud ahaan shacab weynaha soomaaliyeed  ee su'aashaasi ka jawaabi karta ama kaa gacan siin kartaba, hadii aan wax kaaga bidhaamiyo su'aashaada mowduuca aa dooratay waxaad u dooratay in aad xaqiijiso objectives aad u dejisay mowduucaaga marka aad rabtid in aad diyaarisid Questionnaire waxaad dib ugu laabanaysaa kana soo diyarinaysaa objectiveskii kuu daganaa kaas ayaad dadka weydiinaysaa waxa aa rabtid inaa ogaatid si dadka ay uga soo jawaabaan arimahaasi.

1. Ku laabo obejectiveska ka diyaari su'aalo aad waydiinaysid dadka

2. Ubandhig suppervisorkaada su'aalahaasi si uu kaaga saxo

Waxaan filaa in aan wax kaaga bidhaamiyey su'aasha aad soo weydiisay, hadii intaa wax ka dheeri ah aad dareemaysid haka labalabeyn soo weydii Aflixi.com. 

Mahadsanid

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada
Sign in to follow this  
Followers 0

  • advertisement_alt