Barashada Computer-ka - Jiilalka Computer-ka


1 post in this topic

Posted · Report post

Technology-yada marki lajoogo nooc cusub ama qaab cusub ayaa soo baxaayo qaabki ama nooci horana waa laga gudbaya kuwi laga gubay waxaay noqonayaan jiilal oo xili hore ah.

Ilaa xiligaan lajoogo waxaa la ogyahay ineey jiraan 5 jiil

Jiilki 1aad
Xiliga jiilki ugu horeeyay ee computer-ka waa 1946 ilaa 1959

Jiilkii 2aad
Xiliga jiilki 2aad ee computer-ka waa 1959 ilaa 1965

Jiilki 3aad
Xiliga jiilki 3aad ee computer-ka waa 1965 ilaa 19971

Jiiliki 4aad
Xiliga jiilki 4aad ee computer-ka waa 1971 ilaa 1980

Jiilki 5aad
Xiliga jiilki 5aad ee computer-ka waa 1980 ilaa xiliga hada lajoogo

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada