• advertisement_alt

Kusaab san IT

5 posts in this topic

Posted · Report post

Asc ww Dhamaan aflixi.com  horta aad baan idiinku mahad ciliniyaa  alla kasoo koow intaa kadib su'aasheeydu waxeey tahay 

Waxaan ahay arday baranaayo IT  marka  maxaa igu fiican IT ama computer sceince ah oo aan xoogaa saraa madaamo IT loo kala bixinaayo sida network ,program , webdesigned iyo kuwa kale isla ku waana shaqadooda maxey tahay ?

Jawaab webkaan aad baan igu baahnaa waqtiguu naga xirmay ilaahatan waan soo booqonaayey in dib uu usoo laabtay iyo in  kale maanta aan aad baan igu farxay 

 

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Wcs Waraxma,

aad ayaan kaaga mahadcelineynaa sida wanaagsan ee aad uga qeyb qaadaneyso Aflixi.

 

IT marka la dhoho wey baaxad weyntahay, waa sida aad sheegtay, qofka meesha uu ku fiicanyahay wuxuu ku ogaan karaa kaliya inaad courses online oo free ah aad qaadato kadib aad fiiriso qeybta aad ku fiicanatahay tusaale inaad online Web design, Software development, graphics, networking iwm inaad tijaabiso oo aad baarto, qeybti markaas aad waqti badan galineyso oo aad wax badan ka diyaarineyso ayaa qeybtaada ah.

 

Waxaan rajeynaa inaad fikir aad u wanaagsan kala dhax baxday hadalkeyga.

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Asc  haa  ustd waan kalabaxay fikir aad baaadna u mahadsan tahay  

waxaan  ku weydiiyey Online free oo lagu baranayo maadooyin miyaad  inoo haysaaan ? mida kale ustd software new ah ayaan ubaahnaa iyo shaqooyinka aay qabtaan marka xageen kaheli karaa ustd software la isku haleeyn karo in kasto kuwa qaar ah aay virus wataan marka sidee ku lahaa  

aad baad umahdsan tihin bahda ama webka aflixi.com

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Wcs,

 

Online Free Course hadii aad google ku qorto war bixino badan ayaad arkaysaa, Aflixi kaliya waa in ardayga laga caawiyo wixi ku adkaado ee cashirada kala duwan.

 

Software aamin ah waxaad ka heli kartaa filehippo waa website softwares-ka laga soo dagsado.

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Asc aflixi waxan doonaya in aan  barto IT ga idinkuu mahadsan ma idinka helaya course ga

 

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt