Tilaabooyin aad ku xalin karto marki uu problem kaa qabsado .Net Framework 4


4 posts in this topic

Posted · Report post

_Net-Framework-4-(HRESULT-0.thumb.jpg.38

Hadii uu problem-ka error code-kaan wato uu ku qabsado " .Net Framework 4 (HRESULT 0xc8000222) "

 

Tilaabooyinkaan raac:

1.Click Start > waxaad soo kiciisaa Run.
kadib cmd ku qor Enter riix

2. Shaashada kuu soo bexeyso waxaad ku qortaa commend-gaan
net stop WuAuServ


3. Click Start > waxaad soo kiciisaa Run 

waxaad ku qortaa %windir% kadib Enter riix

Waxaa kuu soo bixi doono folders tiro badan, waxaad ka raadisaa folder-kaan SoftwareDistribution kadib rename dheh magacaan ku qor oldfolder.

4. Click Start > waxaad soo kiciisaa Run.
kadib cmd ku qor Enter riix
Shaashada kuu soo bexeyso waxaad ku qortaa commend-gaan
net start WuAuServ
 

Hada marka dib u soo bilaaw installation-ka .net framwork ee problem-ka kaa heystay

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Asc  webkaan dib miyaa loo bilaaway marbuu naga joogsaday jawaabaha su aalaha ?

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Wcs waraxma,

Haa dib ayaan u bilaawnay cilad farsamo awgeed laakin hada waa la xaliyay waana uu shaqeynayaa.

 

Ka qeyb qaadasho wanaagsan sidi aad awal ugu tixneed si ka balaaran ugu tixnaaw wixi aad u baahato ee su'aal ama cilmi kale soo gudbi, insha allah.

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

masha allah masha allah  runti aniga waan ku tixnaa  wiliba markuu iga jogsaday waan u darsaday in badan marka aad baan ugu farax sanahay in webka dib nooga soo laabta 

macalin aad uwangsan baa tahay ilaah ajar hakaa siiyo dadaalkada mida kale xaga facebook maku soo laabateen magaca

 

mustaf maxamed cali likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada