• advertisement_alt

antivirus

2 posts in this topic

Posted · Report post

asc waxaad aad uga mahad celin aqoonyahanada aflax oo markasta aqoontooda u faideeya waxay tahy suaashayda computer ayan leeyahy antivirus bn damcay ina ku sgubo keeba u fican oo tayo leh mida kle waxaan maqlay antivirusyo 1PC 2PC labadan keeba dhowr qof isticmaali karaan asc

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Wcs Waraxma Antivirus-ka 1PC waxeey ka dhigantahay 1 Computer kaliya ayaa lagu isticmaali karaa sidookale 2 PC waxey ka dhigantahay 2 computer kaliya ayaa lagu isticmaali karaa, Hadii aad rabto computers badan inaa u isticmaasho Multi Pc ama Unlimited PC dooro.

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt