• advertisement_alt
Sign in to follow this  
Followers 0

waa maxay farqiga u dhaxeeya Atomic mass iyo Atomic number?

4 posts in this topic

Posted · Report post

Atomic mass:-Waaa Culeyska Guud ahaan ay leedahay Bu’da ,waxana lagu helaaa isku darka Protons and Neutrons ka

Atomic Number:-keliya waa  tirada Protons ka ,waxana loo isticmaala in curiya lagu cabiro

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

maasha allah waa jawaab sax ah laki aniga naftirkeyga waxaan ahy ardy fadhiya calls ka 2 aad eee dugsiga sare aad ban ujeclaan lahaa in leyga caawiyo barashada chemistery ga

 

khadar xuseen aadam likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Namaan macalimiinta waxaan rabaa in laga CAA woyo chimestry form one

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Atomic mass:-Waaa Culeyska Guud ahaan ay leedahay Bu’da ,waxana lagu helaaa isku darka Protons and Neutrons ka

Atomic Number:-keliya waa  tirada Protons ka ,waxana loo isticmaala in curiya lagu cabiro

​atomic mass waa culayska protonada ee atomkasta atomic number isagu waxa uu kaga duuwanyahay atomic masska ,waxa uu sheega tirada protonada ee ku jira nucleusta atomka

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada
Sign in to follow this  
Followers 0

  • advertisement_alt