• advertisement_alt
Sign in to follow this  
Followers 0

sql


2 posts in this topic

Posted · Report post

SQL markaan awuuro database sidee ugu dhigikra in aan waxaan sameye wax ka yar in aan lasogalinkrin tusale age:18 hduu qofka ka yar yahay in aan lasogilin Karin Lana aqbalikarin cml jwpta waa ii muhiim 

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Ridwan inkastoo uusan cadeyn waxa aad rabto waxaanse kuu sheegaa markaad rabto inaad wax kala reebto markii lajoogo Programming ka in aad wax ku shardin karto luqadda aad isticmaaleyso tusaale hadii aad isticmaaleyso PHP waxuu noqonaa sidaan oo kale

$Age=$_POST['age'];

if($Age<18)

echo "Sorry! ,".$Age." Age is not allowed";

else

{

//Code for insertion

}

luqad kalene waa sidaas oo kale hadii aad rabto inaad Stored Procedure  dhexdiisa ku check gareyneyso waxa ay noqoneysaa sidan oo kale

create proc Check_age

@age as int

As

if(@age<18)
Begin
print "Sorry! Age is not allowed"
End
else if(@age>18)
Begin
--Code for insertion
End
GO

Mahadsanid

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada
Sign in to follow this  
Followers 0

  • advertisement_alt