Haddii dhinaca bidix oo ah dhanka wadna loo seexdo caafimaad ahaan wax dhiba ma keenaysaa


4 posts in this topic

Posted (edited) · Report post

Haddii dhinaca bidix oo ah dhanka wadna loo seexdo caafimaad ahaan wax dhiba ma keenaysaa

Edited by Amen Farhan
Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

haa way kenaysaa wadnaha waa mesha kaliya ee dhiga tuurta waxa lagayaba inuu yarado dhiiga uu wadnuhu turayo

 

 

 

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

waxay ku xiran tahay halka aad ku seexanayso iyo qaabka ay u eg tahay sida haday tahay meel shamiinto ah oo qabow badan lagayaba inay efect u keento heart lkn meel joodari oo iska caadi ah maya ma qabo taas xita haduu ruux kale ku jiifto xabbadkaaga ma qabo waaa haduu isaga  aheyn ruux culees ama caburin wata thanks alot

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada