• advertisement_alt

Waa maxay Database


2 posts in this topic

  • advertisement_alt

Posted (edited) · Report post

Waa-maxay-Database.thumb.png.19193bdc91b

albashari Kuso dhawooow Aflixi.com,

Database waa warbixino isla xiriira oo  la isku habeyey  Warbixinadaas si loo maareeyo,waxna looga bedelo ,xog/Warbixin na looga so qaado waxaa la isticmalaa Database Management System (DBMS) taaso kuu ogalaaneyso  inaad la tacaamuli karto hal iyo wax ka badan oo database ah waxayna awood u leedahay inay access gareyn karto dhamaan xogta ku jirta databases ka. DBMS waxy kaloo ina siin kartaa hab fudud aan ku maaareyn karno warbixintii habeyneyd /database .DBMS waxay kuu ogalaanee inaad qeexdo,abuurto,wax ka bedesho,maamusho Databaseka.

DBMS dadka badanaa ku lug leh oo ku shaqeeya waa :-

  • Systems analysts
  • Database designers
  • Database administrators
  • Application developers
  • Users

     

Markii  hore databases waxaa lagu habeyn jiray fields oo ah columns,records oo ah rowska data ku jirto iyo files oo ah rows badan 

  • Field waa wax yar oo warbixin ah ama waa column yada
  • Record waa hal field oo dhameystiran ama hal row wixi ku jiro waxaa loo yaqaanaa records
  • File waa records badan oo la isku keenay sida Name, address, telephone & number

 

Faaidada uu leeyahay  database-ka

Database ka wuxu yareeya xogta soo laablaabeyneysa (Data Redundancy)

Wuxu kale uu yareeyaa qaladaaadka  la saxo mar walba (Updating errors)

Wuxuna kordhiyaa sii jiritaanka warbixnada(Increasing Data Consistency)

Wuxu kor u qaadaa xogta security-ga ay leedahay (Improved Data Security)

Wuxuna fududeeyaa inaad develop gareyn karto application cusub (Facilitated Development of new Applications program)

 

intaan iyo in ka badan oo faa'ido ayuu leyahay Database-ka intan ayaa kuso koobeynaa

Edited by Aflixi Bar ama Baro

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt