• advertisement_alt

Maskaxda ka shaqeeysii

9 posts in this topic

Posted · Report post

post-6-0-14029300-1434267545_thumb.jpg
“Waxaad weel ku wadaa 10 Tufaax waxaana kula joogo 10 asxaabtaada ka mid ah, mid walbo wuxuu rabaa 1 tufaax
hadaba tufaaxyadii markaad ukala qeeybisay,1 tufaax  ayaa weelki ku soo haray Siduu ku soo haray?”

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Wad Mahadsantihiin Bahda Aflixi .com Maskaxda ayan ino furfurmatay raadinta suaashan Hadan isku dayo jawabta wuxu kuso haray Tufaaxa waa mid ka mid ah asxaabteyda ayaa diiday tufaaxa oo ii soo celiyey markan siiyey ka dib.

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

 

“Waxaad weel ku wadaa 10 Tufaax waxaana kula joogo 10 asxaabtaada ka mid ah, mid walbo wuxuu rabaa 1 tufaax
hadaba tufaaxyadii markaad ukala qeeybisay,1 tufaax  ayaa weelki ku soo haray Siduu ku soo haray?”

 

Jawaabta waa mid kamid ah asxaabtaada ayaa horay tufaax u watay sidaa ayuu tufaaxa 10aad ugu soo haray weelka

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

wali jawab saxa iima muqan wayo tufax ba mid horay uhaystay ama midba diiday mawduca way kabaxsantahay tobonka qof midwalba tufaxbu raba tankale adi hadaad qaybinaysid tobon koda wad kabaxsanthayba wayo waxa kula jogtay tobon asxabtada balayiri marka suasha ani qofka sodhigay waxan oran lahay macnaheda hacadeeyo

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

waxan haystaa 10 tufaax 

waxa ila jooga toban asxaaba

10/10=1 markaas 1 midka mid ah baa leh waad qaybisay lkn maad cadayn inaad dhamaantood siisay

 

hibo likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Asc  Asxaabta  aflixi Aniga haadaan sku dayo suaashaan waxaa iska diiday mikamid ha asxaabta

 

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt