Human resource management

3 posts in this topic

Posted · Report post

hrmka.thumb.jpg.f5683f1081dd9f8e0b2471d0

Human resource management (maamulka kheyraadka aadanaha)

Maamulka kheyraadka aadanaha waxaaweeye waa hanaan ama geedi socodka ah qorista iyo hormarinta shaqaalaha iyo waxaa kaloo ka mid ah oo ku jira sharciga shaqaalaha haga shirkadd kasta ama urur kasta wuxuu leeyahay sharci iyo kala danbeyn uu leeyahay shirkadaas ama ururkaas .

 

Hadii uu ku xad gudbo xeerka u yaalo ururkaas ama shirkadaas waxaa qaban doona qofkaas sharciga u dagssan shirkadaas.

 

Human resource management waxaa ka mid ah shaqaaleysiin dad cusub la shaqaaleysiiyo sidoo kale shaqaalaha waxay u baahanyihiin la siiyo tababar ku aadan ama quseeya shaqada markaas la rabo in loo xilsaaro 

 

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada