Loading...

Qeexitaanka Public health

9 posts in this topic

Loading...

Posted · Report post

Pubic Health Caafimaadka dadweynaha waxaa lagu qeexaa sida sayniska ee ilaalinta nabadgelyada iyo horumarinta caafimaadka ee bulshada iyada oo loo marayo waxbarashada iyo sharci dajin loo sameeyo caafimaadka dadweeynaha sidookale in lasmeeyo baaritaano cudurada lagana hortago dhaawacyada.

Public Health caafimaadka bulshada waxaa loola jeedaa dhamaan talaabooyinka abaabulan ee bixinta adeegyada cafimaad ee bulshada ama ha ahaadaano kuwa dadweynaha ama kuwa gaarka loo leeyahay,

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Public health micnihiisa hadan afsomaaliyo horta waa fayodhowr ama in lajoogteeyo cafimadka bulshada lagana hortago wax walbo oo waxyeelo jireed, maskaxed, ama nafsi ahaan u dhibikara caafimaad ka qofka. Mahadsanid ii 

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Adban u mahadsanyihin walaheyga iga horeye public health wa in la ilaaliyo cafimad ka bulshada lagana hortago waxa kenaya cudur  iyo in lasameyo sharci yareyna qatarha Kala duwan 

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

thnks all

Asc waraxma dhamaan macalimiinta ardayda waa maxay Public Health qeexitaanka af soomaali ahaan.

 

Mahadsanidiin

public health waa cafimadka bulsha sida ka hortaga cudurada sgarciyada cafimadka

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

Puplic health wa ka hortaga cudurada iyo in kor lo qado cfimadka 

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada