• advertisement_alt

softwere

5 posts in this topic

Posted · Report post

asc dhaman maaulka , macalimiinta  iyo  arday da wan idinsalamay  intaan kadib  waxaan raba  leyga jaahil  bixiyo su aashan haduu  alla yiraahda 

1 )    hadan rabo  softwere  in aan soo  dagsado  markaan ku dhufto  magaca  softwere  mesha download  iag soo  bix  laheyd  waxa ii  soo  baxaayo  sida tan marra  ka qaar  sida  aad ku  arki doonta  sawirka hoose marka maxaa xal  ah  oo  aan ku sameya  jwaab ayan idin kasugaya dhamaan afilixi.com haduu  alla yiraahda 

mahadsanideen dhamaan aflixi.com

Capturegfg.PNG

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Yuusuf Carab, Sawirka aad u jeedo waxaa loo yaqaan Recaptcha taasoo loogu tala galay in spam-ka looga hortago, waxaad click siisaa I'm not a robot kadib waxaa kuu soo baxaa sawiro oo verification ah tusaale waxaa lagu dhahaa hooro sawirada dhan oo libaax kadib wixi libaax ah ayaad ka dooraneeysa ugu dambeeyn waxaa kuu furmaya page-ka aad rabtay.

Mahadsanid

Aflixi.com

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

ustaad  qoraalak  uu iweyiyey  sidaas waan ufaha  lkn hadaan wixi  saaro   chekc  waxuu  iweytiiyye   tusaalo  ahaan waxuu  yiri  wixii  river  ama wibi  ah  chekc saar  markaan sarayna  wax kale  aya ii  soo  baxaya  kadibna hadan sii  doorta  wax kale  aya soobaxayo  oo wax ii  furmayo  malahn 

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt