• advertisement_alt

unemployment

3 posts in this topic

  • advertisement_alt

Posted · Report post

Unemployment ( shaqo la'aantu) waxaa loo yareyn karaa siyaabo badan waxay ku xiran tahay nooca shaqo la'aanta keentay sida ma structural ayey ku timid mise cyclical mise seasonal. marka la ogaado waxaa la ogaan karaa heerka uu joogo natural unemploymentiga sidaa dareed inta la cabiro heerka shaqo la'aanta ratekeeda in le eg ayaa laga rabaa dowlada inay shaqoooyin abuurto taasooo keeni karta in dhaqaalahana uu kor ugu kaco marka ratekaas shaqo loo abuuro dhalinta.  

cabdi mahir like this

Share this post


Link to post
La wadaag

Posted · Report post

unemployments(shaqa la'aanta) waxaa lagu yareyn karaa marka la ogaado causka ama sababha saxda ah ee keentay shaqo la'aanta markaas ayaa la qorsheynayaa sidii loo yareyn lahaa  sababta  shaqa la'aantu keentay hadaba  hadi la dabar gooyo causka keenay   herka shaqala la'aantu automatically wey yaranaysaa

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt