• advertisement_alt

Waa Maxay Application gateway


3 posts in this topic

Posted · Report post

app.thumb.jpg.2332368089b14f784cb4bba984

Application Gateway sidookale waxaa loogu yeeraa application proxy ama application level proxy, waa barnaamij ku dhax dhaqeeyaa laba network dhaxdooda. marka uu client computer uu doonaayo inuu ku soo xirmo server application gateway ayaa ah midka u dhexeeya server-ka iyo client-ga, codsiga waxaa aqbalaayo application gateway, danta laga leeyahay application gateway wax kale ma aha waa in lagu ilaaliyo computer-ka server-ka ah, marka la isticmaalaayo application gateway server-ka wuxuu ahaanayaa mid ilaa xad qarsoon oo aan banaanka iska ilooin oo network laga dhax arkikarin.

 

Application Gateway waa sidi difaaca oo kale wuxuu u kala dhexeeyaa server-ka iyo connection-ka ku soo xirmaayo server-ka.

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

waa maxay gateway ?

Erayga 'Gateway' micno ahaan wuu micno badanyahay:

Marka la joogo isgaarsiinta gateway waxaa la dhahaa barta ay isu kala gooshaan laba network oo kala duwan waana barta uu network walbo network kale uga xirmo.

Gateway wuxuu ka koobnaan karaa laba mid :  qalab kaasoo aad taaban karto aadna arko karto ama protocol kaasoo aadan arki karin laakin qaabka uu u shaqeyo aad dareemi karto, protocol qalab la'aantiis ma shaqeyn karo.


Waxaan rajeynaa micnaha Gateway inaad fahantay.

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt