• advertisement_alt
Sign in to follow this  
Followers 0

maxaa sababa Tima googa sidee layskaga daawayn karaa


2 posts in this topic

Posted (edited) · Report post

Asc 

Waan idin salaamay dhamaan asxabta Aflixi.com

waxa idinka cod sanaya ind iga jawaabtan

maxaa sababa tima googa Sidee lagu daawayn karaa

Edited by muniir Ali
Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Wcs Muniir Ali,  Go,ida Timaha waxaa keeno :-

  • hormoneska timaha la shaqeeyo oo dhibaato ama dhaawac soo gaaro
  • welwel badan oo heysta  shaqsiga 
  • Hurdo la,aanta
  • daawooyinka timaha la marsado oo aad isticmasho iyado timahaga jirkaagu uusan rabin daawadaa

 

waxyaabaha dabiiciga aad ku daaweyn karto waxaaa ka bogan kartaaa linkan hoose​

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada
Sign in to follow this  
Followers 0

  • advertisement_alt