• advertisement_alt

window HB

2 posts in this topic

Posted · Report post

asc dhamaan maamulka  , macalimiinta iyo ardayda waan idin salaamay asc ww  intaa kadib waxaan rabaa  in leeyga caawiyo 

waxaan rabaa in window 7 aan kushubo computer HB ah markaan cajalka window ka aan giliyo oo uu soo kici rabo computerka wax shaqo ah aan qabanyo miyaa jiro midda kale marka computerada qaar marka window lagu shubayo waxaa lariixaa F12  marka HB  waa iga diiday marka maxaan sameyaa jawaab ayaan idinka sugayaa haduu alla yiraahda dhamaan aflixi .com waadna mahadsantiheen sidaad noociweneysaan 

Degan likes this

Share this post


Link to post
La wadaag
  • advertisement_alt

Posted · Report post

Yuusuf Carab waan kaa qaadnay salaanta computer Hp waxa lagu soo kiciyaa F10 hadii uu kaa diiido tilmamahan raaac:-

Waxaad qabataa ooo heysaa Escape key marku uu soo kacayo computerka ilaa uu kaga so baxo menu yada

Kadib waxaa tageee computer setup  kadib waxad tagtaa security /secure boot configuration enable dheh legacy boot sidokale fiiri inu disable yahay fast boot kadib waxad riiixdaa F10 

Aflixi Bar ama Baro likes this

Share this post


Link to post
La wadaag

Isdiiwaan Gali

Waa inaad isdiiwaan galisaa si aad su'aal ama jawaab u soo gudbiso

Isdiiwaan Gali

Noqo Xubin si aad su'aal u soo gudbiso


Isdiiwaan Gali

Gudaha U gal

Hadii aad xubin hore eheed? Gudaha U gal


Hada Gudaha U Gal Akoonkaada

  • advertisement_alt