• advertisement_alt

Registration Terms

Shuruucda Aflixi.com

1.Waa inaadan soo dhigin wax qofkale aad ku dhibaateeyneeyso hadii la arko inaad sidaas sameeyneeyso Koontada(Account) waa laga Xayiraayaa.

2.Dhamaan Xubnaha Waa ineey ilaaliyaan Xuquuqda Xubnaha kale oo eeysan ku xad gudbin.

3.Qaabka Su'aal Weydiintana waa ineey ahaata mid waadix ah oo la fahmi karo.

4.Xubnaha waa ineeysan wax xayeeysiis ah eeysan soo dhigin madasha, hadii lasoo dhigana sitoos ayaa loo tirtiri Doona.

5.Qoraalada Aflixi.com lagu qoray fasax la'aan ma daabici karo,website kale dib uguma qori kartid ilaa fasax buuxo aad ka hesho.

6.Qoraalkasta oo aanan waafaqsaneyn xuquuqda qoraha leh xogtaas,Maamulka Aflixi waxa uu Tiriaa gabi ahaan qoraalkaas

7.Qofkii soo dhigo Links Virus ama Spam leh waxa laga saaraa Aflixi.com

  • advertisement_alt