1. Ladan maxamed nuur » wanleweyn

    Sideen kunoqonkara qof caana at?

  2. sakariye zajid

    sidee horomar looga gaadhaa waxbarashada

  3. Axmed Saacid

    Asc, Salaan kadib, waa Markii ugu horeysay aan kusoo biiro Aflixi.

  4. aweis » Aflixi Bar ama Baro

    waa maxay hematogenesis

    1. afliix

      wali maan fahmin sida wax u wadan 

       

  5. Eng Abdulaahi Abdisalaan

    CIVIL EINGEERING ku waa haga hormarka aduunka

  6. duqoow abdi duqoow » Aflixi Bar ama Baro

    su,aalo  kusaabsan sidda  ann u isticmaalayo  beejkan

    1. Aflixi Bar ama Baro

       

       

  7. duqoow abdi duqoow » Aflixi Bar ama Baro

    asc dhammaan macalimiinta  aflixi waxaa rabaa  inan  su.aalo  idiin  weeydiiyo   eee  xagee  idinku  soo hagaajiyaaa  hadda? asc

     

  8. ahmed hussein mohamed » Aflixi Bar ama Baro

    sideen luqada english ka ubaran karaa 

  9. abdidhuux

    asc  azxaabta dhamaantiin  soodhawaada

  10. khaliif

    noloshaba sidan ah !!

  11. cabdiwaxid » Aflixi Bar ama Baro

    asc macalin marka uugu horeeysa marka xigta waxaan kuweeydiinaayaa sida aan magaca iskaga badali karo facebooka mar ayaan iskabadalay hada woow iga diidan yahay sideen sameeyaaa ustaadii jwp

     

    1. Aflixi Bar ama Baro

      Wcs facebook ma ogolo in magaca la badalo mudo u dhaxeeys 60 maalin waxeey noqoneeysaa inaad sugto 60kaas maalin kadib ayaad badali kartaa

    2. Axmed lobe

      Macalin wxn kuweydinaya mrkstan is leeyahay seexo indhaha i xanuuna sababtaasi wa mxy macalim

       

      Ï

  12. faaiza Hassan

    تواضع تكن كالنجم لاح لناظر ******على صفحات الجو وهو رفيع

    ولاتكن كالدخان يعلو بنفسه*******علي صفحات الجو وهو وضيع

  13. AminaDiamond

    Asc/w dhamaan  waxaan marka kowaad u mahad naqanayaa walaalha group samayay oo wakhtibadan galiyay sidii ay oga faa ideysan lahayeen ardayda  doonayso in ay cilmigooda kordhiyaan, markalle waxaaan umahad celinayaa ardayda ku taxan group, waxii cashar ah hadii alle idmo waan idin la soo share gareen doonaa.

    Abdullahi khalif sheikh ibrahim