Search the Community

Search Filters


 Search Filters

Content tagged 'shaqo laanta jirta waa maxay'

Found 1 result


Results

  1. Asc aqyaarta sharafta leh.
    Intaas kadib waxaan ahay qof kasoo qalin jabiyay kuliyada Public health waxaana haystaa BACHELOR OF PUBLIC HEALTH, sidaas ayadoo ay jirtana waxaan ahay qof mudo ay haysay shaqo la'aan, waxaan kusoo shaqeeyay macalinnimo iyo howlo kale oo kala duwan oo laxariira bulshada, balse hada waxaan ahay qof shaqo la'aan ah waxaana diyaar u ahay qof kasta oo shaqo isiineysa taasoo leh mushaar aan kumaareeyo arimeheyga iyo arimaha family-geyga.
    Mahadsanidiin.
    Tell: 0612544056