Loading...

Search the Community

Search Filters


 Search Filters

Content tagged 'public heath'

Found 1 result


Results

  1. asc alfalax waxan ku soo biiray webkaan , waan ku farxay runtii waxaan filayaa in ay noqon doonto halkii aan kaga ciil bixi lahaa su,aalo ku saabsan public healthga ,     waxan ahay arday barta public healthga su,aashayduna waxay tahy maadooyinka public healthga aan ku qaato way kala duwan yihiin ma jiraan talo aad iga siin kartaan in aan kuwo aan aad muhiimadda u saaro mahdsdiin walalha sharfta leh