• advertisement_alt

ibraahim osmaan

Members
  • Content count

    13
  • Joined

  • Last visited


1 Follower



About ibraahim osmaan

  • Rank
    Member

Profile Fields

  • Jinsiga Lab
  • Heerka Arday

ibraahim osmaan's Activity

  1. ibraahim osmaan added a post in a topic: Sideen ku Gelin karaa Application Playstore-ka   

    Asalaamu caleykum macalimiinta iyo ardayda ku taxan webka aflixi oo ah webka kaliya ee aan ka faaiidey waxyaabo badan
    salaan ka dib waxaan u baahnaa in aad ii shegtaan qaabka ama habka aan application aan sameeyey u gelin karo playstore-ka google
    waana application android ah
    maxaa leygaga baahanyahay ama sharuud ah si aan u geliyo application-kaas ?
    mahadsanidiin
  2. ibraahim osmaan added a post in a topic: sideen sms ugu dirikaraa magaca company-ga   

    Asc , dhammaan bahda aflixi ?
    waxaan u baahnaa oo aan rabay in la i sheego ama la ii tilmamao qaabka aan message qof ugu diri karo anigoo isticmaalayo magaca shirkada ama goobta shaqada
    sida Facebook , google iwm oo kale
    inaan number dhan la arkin oo aan qofka message-ka aan u diray uu kaliya arko magaca shirkada
    mahadsanidiin
  3. ibraahim osmaan added a post in a topic: Sideen Ku Noqon Karaa Information Security (IS)   

    Asc dhammaan ardayda iyo macalimiinta bahda aflixi
    salaan ka dib
    waxaan u bahanaa in Talo la iga siiyo qaabka aan ku noqon karo iyo waxyaabaha leygaga baahanyahay inaan qabto si aan u noqdo nin IS ah ?
    mahadsanidiin
     
  4. ibraahim osmaan added a post in a topic: Waa Maxay Raspberry Pi   

    Asc Dhamman Ardayda Iyo Macalimiinta waxaan doonayaa i la iga jaahil bixiyo aalada la yiraahdo
    Raspberry Pi
    Raspberry Pi maxuu qabtaa ?
    maxaase loo isticmaalaa ?
    mahadsanidiin
  5. ibraahim osmaan added a post in a topic: Waa Maxay "CASE STUDY"   

    Asc Dhammaan ardayda iyo macalimiinta ku xeran website-ka aflixi
    salaan kadib waxaan u baahna in aan ogaado waxa loola jeedo "CASE STUDY" iyo danaha laga leeyahay
    waxaan sugaaba waa caawinaadiin
    MAHADSANIDIIN
  6. ibraahim osmaan added a post in a topic: Waa Maxay Telecommunication Engineering ?   

    Asc dhammaan Bahda Aflixi Macalimiinta iyo Ardayda
    Waxaan Rabay Inaan Barto Cilmiga Telecommunication Engineering  mana ka heysto wax Fikrad ah
    1) Waa maxey Telecommunication Engineering ?
    2) Maxey Tahay Shaqooyinka leygaga baahanyahay inaan Qabto ?
    3) Maxaan u Baahanay Ka hor inta aan Baran in aan heysto ?
    waxaan Sugaaba waa Caawintiina
    Mahadsanidiin Dhammaantiin
  7. ibraahim osmaan added a post in a topic: Waa Maxey Kali Linux ??   

    Assalaamu Caleikum dhammaan Ardayda Iyo Macalimiinta bahda Aflixi.
    waxaan ku wareeray aalada la yiraahdo kali linux
    1) Waa Maxey Kali Linux?
    2) MaxuuSe Qabtaa ?
    Mahadsanidiin
     
  8. ibraahim osmaan added a post in a topic: Sideen Ku soo Ceshan Karaa Computer Pasword-keyga aan iloobay   

    Aadbaan kaaga mahad celinayaa macalim dadaalkaada wacan ee aad gelisay , Balse waxa cilad igu noqtay in aan heli waayey {administrator} markii uu ii dhameeyey tilaabada seddexaad ee safe mode with command prompt  uu kaliya ii soo saarayo user-ki aan ku gali jiray kadibna uu i weydiinayo password-ka 
    mahadsanid macalin
  9. ibraahim osmaan added a post in a topic: Sideen Ku soo Ceshan Karaa Computer Pasword-keyga aan iloobay   

    Asc Bahda Aflixi Dhammaan macalimiinta iyo ardayda
    Waxaan Iloobay Computer Password-ka iigu xernaa
    waxaa ku jira : windows7 ultimate
    waa 32bit
    waxaan rabaa in aan soo ceshto password-ka mana doonayo in ay iga lumaan data-da iigu jirta computer-ka
    ma soo ceshan karaa oo xal maloo helaa ?
    mise waxaa qasab ah in aan format-gareeyo ayna data-da sidaa iiga lunto
    mahadsanidiin dhammaan bahda aflixi
    waxaan sugaaba waa jawaabtina iyo xalka wanaagsan ee aad isiin doontaan.
     
  10. ibraahim osmaan added a post in a topic: Sideen Ku sameyn Karaa Android Applications , Maxaanse u bahaanahay inta aan sameyn ka hor ?   

    Asc bahda Aflixi dhamaan inta jecel in ay wax ka bartaan ama baraan Dhamaan Umada Soomaaliyed qaasatan inta u hadasha afka soomaaliga
    waxaan rabay inan sameeyo Android Application
    Maxaan u baahanahay inta aan sameyn ka hor ??
  11. ibraahim osmaan added a post in a topic: Waa maxay android os?   

    mahadsanid macalin sida wacan ee aad u sharaxday
  12. ibraahim osmaan added a post in a topic: Waa Maxey Python   

    Aad baad u mahadsantahay Mrs.Zahra sida wacan ee aad noo fahansiisay maadada Python
     
  13. ibraahim osmaan added a post in a topic: Waa Maxey Python   

    Asc dhamaan bahda aflixi , waxaan rabay in la i fahansiiyo waxa uu yahay Python iyo Sida Loo isticmaalo haduu jiro qof wax ka yaqaana?
    Thanks
  • advertisement_alt