Abdulqadir

Members
  • Content count

    4
  • Joined

  • Last visited


About Abdulqadir

  • Rank
    Newbie

Profile Fields

  • Jinsiga Lab
  • Heerka Macalin

Abdulqadir's Activity

  1. Abdulqadir added a post in a topic: Ardayda baratay Public Health   

    Asc aqyaarta sharafta leh.
    Intaas kadib waxaan ahay qof kasoo qalin jabiyay kuliyada Public health waxaana haystaa BACHELOR OF PUBLIC HEALTH, sidaas ayadoo ay jirtana waxaan ahay qof mudo ay haysay shaqo la'aan, waxaan kusoo shaqeeyay macalinnimo iyo howlo kale oo kala duwan oo laxariira bulshada, balse hada waxaan ahay qof shaqo la'aan ah waxaana diyaar u ahay qof kasta oo shaqo isiineysa taasoo leh mushaar aan kumaareeyo arimeheyga iyo arimaha family-geyga.
    Mahadsanidiin.
    Tell: 0612544056
  2. Abdulqadir added a post in a topic: Sidee lacag loogu sameeyn karaa aalada YOUTUBE.COM   

    Waxaan doonayaa oo aan daneynayaain layga jaahil bixiyo qaabka lacag loogu kasban karo youtube-ka oo ah goob lagu kasbado hadana aanan aqoon fiican uleheyn sida logu kasbado.
    1. sidee lacag loogu kasbadaa youtube-ka?
    2. imisa senti ayaan helayaa qofkasta oo daawada ama dowload garaysta?
     
    Mahadsanidiin
    BY: ganaane.com