cabdiraxman ismaciil nurow

Members
  • Content count

    2
  • Joined

  • Last visited


About cabdiraxman ismaciil nurow

  • Rank
    Newbie

Profile Fields

  • Jinsiga Lab
  • Heerka Arday

cabdiraxman ismaciil nurow's Activity

  1. cabdiraxman ismaciil nurow added a post in a topic: physics   

    wcs wll hadi aan iskudayo warcelinta suashada waxa jira laba awoodood o masuul ka ah qusida ama sabeynta qofka ogada biyaha waxeyna kalayihiin 1: gravitational force 2: buoyancy force hadi buoyancy ga u kabato kan gravitationka qofka wuu sabeynaya hadiisa gravitationka u bato wa cagsi qofkana wu qusaya
    buoyance wax kale maahan e wa awooda qofka uu kusabeynkaro halka gravitationkana uu yahay awooda cufus jiidadka dhulka dabcan wad daremi karta qofka marku noolyahay wey adagtahay inu sabeeyo oogada biyaha halka marku dhinto ey fududahay mahan inaad ufahanto in lagahadlayo mass taasi mahan e  wa awoodaha qofka kor kaka imanayo e u kuhayan hawada ama atmospheric pressurka qofka intu noolyahan wu iskacabinaya awodahas kadibna wuu yareynaya sidas buna kuquusaya blse qofka haduu dhinto dabcan muxuu isaga cawinaya dabadeed awoodahas wey siyadayan sidasuna kusabeynaya   xita mar mar wey dhacda dadka dabaasha kudheraya inad aragto iyago dul sabeynaya biyaha wayo waxey kor uqadan awoododa buoyancyga dabcan iskacaabinta ayay yareynayan   mahadsanidin            
     
     
  2. cabdiraxman ismaciil nurow added a post in a topic: curvilinear motion   

    asc hadii aan iskudayo  warcelinta kal wa period mhdsnd