• advertisement_alt

Eng Abdulaahi Abdisalaan

Members
  • Content count

    14
  • Joined

  • Last visited


3 Followers



About Eng Abdulaahi Abdisalaan

  • Rank
    Member

Profile Fields

  • Jinsiga Lab
  • Heerka Macalin

Eng Abdulaahi Abdisalaan's Activity

  1. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: nashqafaynta guryaha   

    hargaysawi sxb hadii aad nashqadaha kaliya taqaano waxad tahay architect ee ma tihid civil engineer so guro ma dhisi kartid lakin wad ku shaqaysan karta adigoo la shaqaynaya engineerada iyo shirkadaha dhismaha hadii aad aqoontada kor u sii qadid oo ad structure design aad baratidna wad dhisi kartaa  mahadsanid
  2. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: dhismo   

  3. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: structural design of slab   

    soryy labadaas sawir ka badan web ku ma ogalaninan so diro fadl so sheeg meelan kugu so diro
     
  4. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: structural design of slab   

  5. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: flat slab design   

  6. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: structural design of slab   

    Asc walalo bunching shear ka iyo design ka oo full ah wad helaysaa waxan muhiim ah inad haysatid BS 8110  waxan filayaa halkan lama so galin karo video so waxan isku dayay inan calculation sheet kuu so galiyo flat slab full design ah
  7. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: mechanic   

    Stress is the force on a materail
    Strain is what happens to the materail under a given stress
  8. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: what is AutoCAD   

    0252907603146 wa numberkayga whatsappka ama gmailkayga oo ah izhulyare@gmail.com 
     
    Mahadsanid
  9. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: what is AutoCAD   

    Asc 
    Hamse sxb wad helaysaa insha alaah mar dhaw ayaan bilaabayaa casharo live ah oo aan facebook autocad 2D iyo 3D  iyo waliba ROBOT STRUCTUR ANALYSIS iyo ARCHICAD iyo kuwo kaloo bada 
  10. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: CIVIL ENGINEERING   

    wcs zakariya walaal aad bad ugu mahadsantahay suaashada aad ka u quruxda badan 
    hadan u soo gudbo suaashada hadii aad joogto somaliya gaar ahaan puntland ama somaliland ama muqdisho waxaan kugu la talin lahaa inad wadanka ka barato qaybt koowad ee jamacada sabab ahaan awgood :
    1: waxad helaysaa maclimiin si huban kaga haqabtiraya cilmiga civil engineering ka oo afkaga ku hadlaya
    2: waxad helaysa partical joogto ah oo aysan helin dadka wadan dibadiisa cilmigaan ka soo barta
    3: qarshka oo aad ugu yar kan dibada 
    maadoyinka loo baahan yahay inad iska dhisto waxaa ugu muhiimsan math ka iyo phy iyo chemi ugu yaraan waa inad ka haysataa A- amd 85%
                           mahadsanid 
  11. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: civil engnering   

    archicad 2D 


  12. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: civil engnering   

    archicad ka 3d giisa saasu noqonayaa

  13. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: civil engnering   

    ASC MAXMED OMAR
    eng waxaan filayaa in uusan walalka ku so jawaabay wali ku fahmin waxad u baahantahay wa archicad 19 2D and 3D link-ga walalku ku siyayna ma ahan archicad waa software yar looguna tala galay mashruucyada yar yar civil engineer ahaana looma isticmaali kor talo ahaantayda archicad 19 ayaa kaga fican hada tahay civil engineer project yadadan aad si hufan ugu samaysan karta ogoow autocad software ka sareeya ma helaysid hadii aad samaynayso project dhamaystiran oo sax ah oo full detail leh dhaman softwares ka kale laguma dhisan garayn karo big projecta ka 
     
    hadad u baahato archicad 19 link-gan kala dag http://www.graphisoft.com/downloads/ iga rali noqo bro crack kuma siin karo lakin wad raadin kartaa 

  14. Eng Abdulaahi Abdisalaan added a post in a topic: Sideen usameeyaa cost estimation   

    ASC HAMZE CARAB
     
    waxaan isku dayay inaan suashada ka jawaabo si aad u samayso cost estimation waa u baahantahay inad haysto plan ka project oo dhamaystiri marka kadib ayaad bilaabi kartaa cost estimation ka hadaba waxa muhiim ah inad raacdo steps kaan 
    step one waa inad samaysaa quantity surveying (hadii adan fahsanayan kaabka loo sameyo ayda wad sheegi kartaa )
    step two waxad samaynaysaa BOQ  kadibna aad qiimaha ku dhufataa quantityga 
     
    waxaan kuso racinayaa file BOQ ah lkn qiimuhu ka maqan yahay file kaa akhri wixii sualo ah wan soo dhawaynaynaa
     
    SY BOQ.xlsx
  • advertisement_alt