• advertisement_alt

Mohamed Abukar

Members
  • Content count

    7
  • Joined

  • Last visited


1 Follower



About Mohamed Abukar

  • Rank
    Newbie

Profile Fields

  • Jinsiga Lab
  • Heerka Arday

Mohamed Abukar's Activity

  1. Mohamed Abukar added a post in a topic: Wax ka baro Duumada   

    Mowducaan waxa uu la magac baxay duumo ama malaariyo kafaa ideesi wacan
    Su'aal: waa maxey duumo?
    Jawaab: duumo waa cudur ay keento qaniinyada kanecada
    S- duumada ku dhacdo hooyada uurka leh dhibaato ceynkee bay u keeni kartaa?
    J- duumada ku dhacdo hooyada uurka leh waxey u keeni kartaa dhibaatoyinka soo socdo
    1-  Dhiig la'aan ku dhacda hooyada in badan dhiig baxday
    2-  Dhalmo deg deg ah ama ilmo aan bila dhameeysan oo dhasa
    3-  Dilan ama Dhicis iska dhaca
     
    S -  waa maxey astaamaha waaweyn ee lagu garto duumada?
    J-  astaamaha waaweyn ee lagu garto duumada waxaa ka mid ah
    1- Qandho
    2-  Madax xanuun
    3-  Xanuun kalagoysyada
    4-  Lalabo ama Matag
    Talo- Hadii aad isku aragto astaamahaan fadlan booqo xarunta caafimaad ee kugu dhaw mahadsanid
    S-  sidee loogu hortagi karaa duumada?
    J-  waxaa loogu hortagi karaa duumada:         
    1-dhamaan bulshada jooga goobaha kanecadu ku badan tahay waa inay hoos seexdaan maro kaneco daawaysan
    2-  haweeneyda uurka leh iyo ilmaha 5 sano kayar waa iney hoos seexdaan maro kaneco daawaysan
    3-  hooyooyinka uurka leh waa iney qaataan daawada ka hortagga duumada
     
    S-  Sidee loo daweeyaa maro kanecada?
    J-  si aad u daweyso maro kanecada raac tilmaamaha soo socda
    1-  soo aruurso qalabka loo baahan yahay
    2-  xero gacmo qariyaha  {gloves} intadan marada dawayn
    3-  cabir biyaha loo baahan yahay
    4-  ku shub bac xoogaa biyo ah
    5-  ku dar xaddi sax oo sunta kanecada ah
    6- isku qas biyaha iyo sunta kanecada
    7-  fidi mara kanecada dhex dhig baaldiga ama bacda ay ku jiraan milanka sunta kanecada ee aad diyaarsatay
    8- dhax quusi ama tiimbi mara kanecada in badan si loo hubiyo inuu wada qoyay
    9-  war ama leeri maro kanecada si taxadder leh
    10-  ku qallaji maro kanecada diirimaadka qoraxda
    11-  baaldiga ku dhaq oomo iyo biyo badan
    12-  bur buri ama gub caagadaha iyo bacaha loo isticmaalay hawshan si markale aan loo isticmaalin
    13-  gub gacmo qariyaha  {gloves} ka iyo wixii kale ee aad u isticmaashay hawshan
    14-  ugu dambeyn gacmahaaga si fican ugu dhaq saabuun iyo biyo
                                      END
    Mowducaan waxaa so diyaariyay
    Mohamed abukar odawaa
    Hadii aad su aalo ka qabto ama ay jiraan fikrado kale qeeybta hoose ku soo gudbi
     
    .                     Mahadsanid
  2. Mohamed Abukar added a post in a topic: Donor screening   

    What are the five risk diseases during blood donor screening before the transfusion?
  3. Mohamed Abukar added a post in a topic: keebaan ku hormaraa 3 bukaan   

    When the patient is consciousness or in shock its something easy but when the patient is bleeding this patient needs special care all medical staffs must come together these include
    1- Doctors
    2- Nurses both scrub and IPD nurses & their assistants
    3- Lab technicians
    4- Midwives and their assistants
    Then everything will be gone right
    The is reason is to save the emergency patient because everyone can give help with the another one for example APH or PPH patient is not something easy it needs to work together team work is the best way to achieve successfuls thanks
  4. Mohamed Abukar added a post in a topic: What are the signs to know imcompatibility of blood when the patient given to blood?   

    Thanks a lot Aflixi group ???
  5. Mohamed Abukar added a post in a topic: What are the signs to know imcompatibility of blood when the patient given to blood?   

    What are the signs to know imcompatibility of blood when the patient given to blood? 
  6. Mohamed Abukar added a post in a topic: What is the shelf life of blood   

    Tell me types of cross matching while you're preparing blood to the recipient from the donor
  7. Mohamed Abukar added a post in a topic: What is the shelf life of blood   

    What is the shelf life of blood?
  • advertisement_alt