• advertisement_alt

Aflixi Bar ama Baro

Moderators
  • Content count

    824
  • Joined

  • Last visited


Reputation Activity

  1. Xussni Almarkaawi liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in Biochemistry   
    Wcs Waraxma Fatouma,
    Arinta ugu muhiimsan ayaa ah inaad mar walbo cashirki aad soo qaadatay inta uu jilcanyahay aad iska akhriso, qodobada aad fahmi weeysana macalinka aad ku celiso, Sidookale hadii aad qaadato practice ku dadaal inaad waqti galiso practice-ka.
    Ugu dambeeyn inta aadan wax xifdin marka hore fahan kadib xifdinta waa ay kuu fududaaneeysaa.
    Mahadsanid
    Aflixi.com
  2. Cisman macalin xasan cadaa liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in Sidee lacag loogu sameeyn karaa aalada YOUTUBE.COM   
    Youtube waxaad lacag uga sameeyn kartaa in google adsense aad ku xayeeysiisato videos-ka aad sameeyso, sidaas ayaad ku heli kartaa lacagta youtube videos.
  3. cali yuusuf bakaal liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in Qaababka ugu fudud ee aad hankaada sare ugu qaadi karto   

    Inaad naftaada howl galiso
    Qofka waxaa looga baahanyahay in uu juhdi badan ku bixiyo si uu uga gun gaari lahaa waxaa uu hiigsanaayo isla markaana uusan naftiisa 
    waxba ka reeban.
    Inaad garato awooda aad leedahay
    Mararka qaar waxaa dhacda in qofka uu asiga isyiraahdo maya heerkaan wali ma aadan gaarin ka joog iyadoo ay dadka la dhacsanyihiin ama 
    ay layaabanyihiin heerka aad gaarsiisantahay, mar walbo 

    Akhrinta Qisooyinka
    Qofka mar walbo uu wax akhriyo mar walbo uu caqligiisa koro, khaasatan qisooyinka waxaa kaaga baxaya qof hebel sidee ayuu ku gaaray 
    heerkaas marka aad akhriso dhibta ay soo mareen waxaa kuu fududaaneyso inaad fahanto waxa ku heysta heerka ay gaarsiisanyihiin isla 
    markaana aadan kaligaa rafaadka soo marin.
    Inaad la saaxiibto qof hamigiisa sareeyo.
    Dadka hamigooda sareeyo oo aad la saaxiibto waxey ka dhigantahay in ay sameeyn kugu yeelan karaan oo dhan walbo, hadii aad qof 
    hamigiisa hooseeyo la saaxiibto adna sida qofkaas oo kale ayaad hoos ula dageeysaa.
  4. Sawda mohamed liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in Waxan raba casharad nursing oo dhan inaan isoo gudbisaan   
    Xamda cashirada nursing qeeybtaan ayaad ka heli kartaa link-gaan ka akhriso http://www.aflixi.com/forum/41-nursing/
  5. Amaal Ahmed mohamed liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in What is biology   
    What is biology
    https://www.youtube.com/watch?v=oFtVDLFXKLA
     
  6. Sawda mohamed liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in Maxay dhib keenaysaa   
    Hadii si wanaagsan aad u sameeyso dhibaato kaama soo gaareeyso, laakin hadii aad isku disho weights (biro) cabirkoodu aad u culusyahay waa macquul in ay dhibaato kaasoo gaarto, kaaso qof si fiican u yaqaan.
    Mahadsanid
  7. Maxamed Siidow manur liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in speed   
    Jawaabta link-gaan riix oo ka akhriso http://www.aflixi.com/topic/577-speed/
  8. Aflixi Bar ama Baro liked a post in a topic by CABDILADHIIF MOHAMED in IR   
    Why study IR and its important?
  9. Aflixi Bar ama Baro liked a post in a topic by ASAD AHMAD in Qaababka ugu fudud ee aad hankaada sare ugu qaadi karto   
    manchallah waa hadal iyo waano qiimo iyo qaayo ilaahy ha kaa abaal mariyo /wllo
  10. ASAD AHMAD liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in Qaababka ugu fudud ee aad hankaada sare ugu qaadi karto   

    Inaad naftaada howl galiso
    Qofka waxaa looga baahanyahay in uu juhdi badan ku bixiyo si uu uga gun gaari lahaa waxaa uu hiigsanaayo isla markaana uusan naftiisa 
    waxba ka reeban.
    Inaad garato awooda aad leedahay
    Mararka qaar waxaa dhacda in qofka uu asiga isyiraahdo maya heerkaan wali ma aadan gaarin ka joog iyadoo ay dadka la dhacsanyihiin ama 
    ay layaabanyihiin heerka aad gaarsiisantahay, mar walbo 

    Akhrinta Qisooyinka
    Qofka mar walbo uu wax akhriyo mar walbo uu caqligiisa koro, khaasatan qisooyinka waxaa kaaga baxaya qof hebel sidee ayuu ku gaaray 
    heerkaas marka aad akhriso dhibta ay soo mareen waxaa kuu fududaaneyso inaad fahanto waxa ku heysta heerka ay gaarsiisanyihiin isla 
    markaana aadan kaligaa rafaadka soo marin.
    Inaad la saaxiibto qof hamigiisa sareeyo.
    Dadka hamigooda sareeyo oo aad la saaxiibto waxey ka dhigantahay in ay sameeyn kugu yeelan karaan oo dhan walbo, hadii aad qof 
    hamigiisa hooseeyo la saaxiibto adna sida qofkaas oo kale ayaad hoos ula dageeysaa.
  11. Aflixi Bar ama Baro liked a post in a topic by yuusuf carab in Drive C   
    Asc ww Dhamaan aflixi.com  horta aad baan idiinku mahad ciliniyaa  alla kasoo koow intaa kadib su'aasheeydu waxeey tahay 
    waxaan kala qeybiyey Drive C oo waxan u qeybiyey 3 ayaa uqeybiyey marka waxaan damcay in aan ku ciliyo hal date  drive ki C  in ku xiliyo balse nsii daro wan ku cilin waayey si aad  ku arki kartaan sawirka xitaa hadaan darive dagay oo aan damcay in aan dhaho Extand Vlue waxaa saa ran daciif oo maba soo qabnaayo marka xal keena maxaan ku sameeyn karaa 
    waadna mahadsan tiheen dhamaan aflixi.com
     

  12. Aflixi Bar ama Baro liked a post in a topic by yuusuf carab in Kusaab san IT   
    Asc  haa  ustd waan kalabaxay fikir aad baaadna u mahadsan tahay  
    waxaan  ku weydiiyey Online free oo lagu baranayo maadooyin miyaad  inoo haysaaan ? mida kale ustd software new ah ayaan ubaahnaa iyo shaqooyinka aay qabtaan marka xageen kaheli karaa ustd software la isku haleeyn karo in kasto kuwa qaar ah aay virus wataan marka sidee ku lahaa  
    aad baad umahdsan tihin bahda ama webka aflixi.com
  13. Aflixi Bar ama Baro liked a post in a topic by yuusuf carab in Kusaab san IT   
    Asc ww Dhamaan aflixi.com  horta aad baan idiinku mahad ciliniyaa  alla kasoo koow intaa kadib su'aasheeydu waxeey tahay 
    Waxaan ahay arday baranaayo IT  marka  maxaa igu fiican IT ama computer sceince ah oo aan xoogaa saraa madaamo IT loo kala bixinaayo sida network ,program , webdesigned iyo kuwa kale isla ku waana shaqadooda maxey tahay ?
    Jawaab webkaan aad baan igu baahnaa waqtiguu naga xirmay ilaahatan waan soo booqonaayey in dib uu usoo laabtay iyo in  kale maanta aan aad baan igu farxay 
     
  14. bashiir dhinbil liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in Qaababka ugu fudud ee aad hankaada sare ugu qaadi karto   

    Inaad naftaada howl galiso
    Qofka waxaa looga baahanyahay in uu juhdi badan ku bixiyo si uu uga gun gaari lahaa waxaa uu hiigsanaayo isla markaana uusan naftiisa 
    waxba ka reeban.
    Inaad garato awooda aad leedahay
    Mararka qaar waxaa dhacda in qofka uu asiga isyiraahdo maya heerkaan wali ma aadan gaarin ka joog iyadoo ay dadka la dhacsanyihiin ama 
    ay layaabanyihiin heerka aad gaarsiisantahay, mar walbo 

    Akhrinta Qisooyinka
    Qofka mar walbo uu wax akhriyo mar walbo uu caqligiisa koro, khaasatan qisooyinka waxaa kaaga baxaya qof hebel sidee ayuu ku gaaray 
    heerkaas marka aad akhriso dhibta ay soo mareen waxaa kuu fududaaneyso inaad fahanto waxa ku heysta heerka ay gaarsiisanyihiin isla 
    markaana aadan kaligaa rafaadka soo marin.
    Inaad la saaxiibto qof hamigiisa sareeyo.
    Dadka hamigooda sareeyo oo aad la saaxiibto waxey ka dhigantahay in ay sameeyn kugu yeelan karaan oo dhan walbo, hadii aad qof 
    hamigiisa hooseeyo la saaxiibto adna sida qofkaas oo kale ayaad hoos ula dageeysaa.
  15. Aflixi Bar ama Baro liked a post in a topic by mahir in Su'aalo iyo Jawaabo   

    • S - Waxaad sheegtaa Asxabigii Baryadiisa Alle aqbali jiray?
    • J - Waxaa uu ahaa Sacad binu Abi-waqaas (RC).
    • S - Waxaad sheegtaa Asxaabiga qudha ee magiciis Quranka lagu sheegay?
    • J - Waxa weeyaan Zayid binu- Xaarith (RC).
    • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii geeridiisa ay 70,000, ee Malag soo degeen?
    • J - Waa Sacad bin Mucaad (RC).
    • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii Malaa,iigtu soo bookhan jirtay?
    • J - Waxa uu ahaa Cumraan binu Xuseen (RC).
    • S - Waxaad sheegtaa Asxaabiyadii Rasuulku (SCW), ku kafnay khamiiskiisii?
    • J - Waxay ahayd Faadima binu-Asad (Cali binu-abi Daalib hooyadii) (RC).
    • S - Waxaad sheegtaa Munaafiqii Nebigu (NNKHA), yidhi qofka doona inuu sheydaan arko kaas ha eego?
    • J - Wuxuu ahaa Nabtal binu Acsam.
    • S - Waxaad sheegtaa Magaca Abi-bakar Sadiiq?
    • J - C/laahi binu Qaxaafa .
    • S - Waxaad sheegtaa Magaca Abu-jahal?
    • J - Waxaa la odhan jiray Camar Binu Hishaam.
    • S - Waxaad sheegtaa waxa Alle abuuro wixii ugu horeeyey?
    • J - Alle wuxu ugu hor abuuray Qalinka.
    • S- Waxaad sheegtaa Asxaabigii ugu horeeyey ee u hijrooda Ardul-xabash?
    • J- Cismaan bin Cafaan R.C.
    • S - Waxaad sheegtaa waxa ugu horeeya ee Adoomada laga xisaabinayo Qiyama?
    • J - Waa Salaada.
    • S - Waxaad sheegta qofka ugu horeeya ee Darka(xawdka), Nebiga ka cabaaya?
    • J - Waa Asxaabiga la yidhaa Suhayb Arruumi (RC).
    • S - Naarta yaa ugu horgelaya Qiyaamaha?
    • J - Waxaa ugu horgelaaya Suldaan, Madaxweyne aan cadaalad sameyn.
    • S - Waxaad sheegtaa ninka keliya ee Nebigu (NNKHA), gacantiisa ku dilay?
    • J - Waa Ubaya bin Khalaf .
    • S - Waxaa sheegtaa Saxaabigii Rasuulka (SC) sirtiisa ahaa?
    • J - waxuu ahaa Xudeyfah.
    • S - waxaa sheegtaa Saxaabigii arkay Masiixuddajaal waqtigii Nabiga (SCW)?
    • J - waxuu ahaa Tamiimuddaari   • S-waxaa sheegta nabigii ugu dambeyay reer banii israiil+
    • J-waa nabi ciise
    • S-2 nabi oo walaalo ah oo iskumar dhintay
    • J-waa nabi muuse iyo nabi haaruun  
    S - Kumuu ahaa Asxaabigii Sunta cabay ee Yidhi Bismilaah ee aan waxba ku noqon?
    • J - Wuxuu ahaa Khaalid Binu Waliid(RC).

    • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii dilay Aabihii oo gaal ah dagaalkii Beder?
    • J - Wuxuu ahaa Abu-cubeyda Caamir Binu jaraax.
    • S - Waxaad sheegtaa Asxaabigii arkay Masiixu dajaal?
    • J - Wuxuu ahaa Tamiin binu Aws.
    • S - Waxaad sheegtaa Magaca caadiga ah ee Abu-hureyra?
    • J - Waxaa la yidhaa C/raxmaan binu Zakhar (RC).
    • S - Waxaad sheegtaa Magaca Abi-ayuub Al-ansaariyi?
    • J - Waxaa la odhan jiray Khaalid binu Zayid (RC).
    • S - Waxaad sheegtaa Magaca Asxaabigii Abi-dar Al-qafaariyi?
    • J - Waxaa la odhan jiray Jundub binu Junaadah (RC).
  16. Aflixi Bar ama Baro liked a post in a topic by Wadani in Su'aalo iyo Jawaabo   
    Mahadsanid aad ayaan ugu faaiiday su'aalaha
  17. Aflixi Bar ama Baro liked a post in a topic by cabdi in Su'aalo iyo Jawaabo   
    Waa su'aalo muhiim ah tnx
  18. Aflixi Bar ama Baro liked a post in a topic by mahir in Su'aalo iyo Jawaabo   
    Waan ka helay masha allah
  19. Aflixi Bar ama Baro liked a post in a topic by Ali Ahmed hersi in Su'aalo iyo Jawaabo   
    Masha Allah caawa ayaan kusoo biiray aflixi wax badan ayaan ka fa'iiday cawaa tariikhda ay ku beegantahay 14/11/2017
  20. axmed gurey jamac liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in Qaababka ugu fudud ee aad hankaada sare ugu qaadi karto   

    Inaad naftaada howl galiso
    Qofka waxaa looga baahanyahay in uu juhdi badan ku bixiyo si uu uga gun gaari lahaa waxaa uu hiigsanaayo isla markaana uusan naftiisa 
    waxba ka reeban.
    Inaad garato awooda aad leedahay
    Mararka qaar waxaa dhacda in qofka uu asiga isyiraahdo maya heerkaan wali ma aadan gaarin ka joog iyadoo ay dadka la dhacsanyihiin ama 
    ay layaabanyihiin heerka aad gaarsiisantahay, mar walbo 

    Akhrinta Qisooyinka
    Qofka mar walbo uu wax akhriyo mar walbo uu caqligiisa koro, khaasatan qisooyinka waxaa kaaga baxaya qof hebel sidee ayuu ku gaaray 
    heerkaas marka aad akhriso dhibta ay soo mareen waxaa kuu fududaaneyso inaad fahanto waxa ku heysta heerka ay gaarsiisanyihiin isla 
    markaana aadan kaligaa rafaadka soo marin.
    Inaad la saaxiibto qof hamigiisa sareeyo.
    Dadka hamigooda sareeyo oo aad la saaxiibto waxey ka dhigantahay in ay sameeyn kugu yeelan karaan oo dhan walbo, hadii aad qof 
    hamigiisa hooseeyo la saaxiibto adna sida qofkaas oo kale ayaad hoos ula dageeysaa.
  21. Aflixi Bar ama Baro liked a post in a topic by salad abdi jadhax in Waa Maxay Application gateway   
    waa maxay gateway ?
  22. Aflixi Bar ama Baro liked a post in a topic by Ismail Abukar Osman in cafimaadka dalka somalia   
    waxaan rabaa majirtaa wax baaritaan ah oo laga sameyay dhibaata cafimaad dhara ee dalka ka jirta iyo sida wax looga qaban kara
  23. Abdiaziiz caleeye liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in Qaababka ugu fudud ee aad hankaada sare ugu qaadi karto   

    Inaad naftaada howl galiso
    Qofka waxaa looga baahanyahay in uu juhdi badan ku bixiyo si uu uga gun gaari lahaa waxaa uu hiigsanaayo isla markaana uusan naftiisa 
    waxba ka reeban.
    Inaad garato awooda aad leedahay
    Mararka qaar waxaa dhacda in qofka uu asiga isyiraahdo maya heerkaan wali ma aadan gaarin ka joog iyadoo ay dadka la dhacsanyihiin ama 
    ay layaabanyihiin heerka aad gaarsiisantahay, mar walbo 

    Akhrinta Qisooyinka
    Qofka mar walbo uu wax akhriyo mar walbo uu caqligiisa koro, khaasatan qisooyinka waxaa kaaga baxaya qof hebel sidee ayuu ku gaaray 
    heerkaas marka aad akhriso dhibta ay soo mareen waxaa kuu fududaaneyso inaad fahanto waxa ku heysta heerka ay gaarsiisanyihiin isla 
    markaana aadan kaligaa rafaadka soo marin.
    Inaad la saaxiibto qof hamigiisa sareeyo.
    Dadka hamigooda sareeyo oo aad la saaxiibto waxey ka dhigantahay in ay sameeyn kugu yeelan karaan oo dhan walbo, hadii aad qof 
    hamigiisa hooseeyo la saaxiibto adna sida qofkaas oo kale ayaad hoos ula dageeysaa.
  24. cabdiasiis idiris amin liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in Halkee kala soo dagaa Aflixi Mobile App   
    Si aad ula soo dagto Aflixi Mobile app tilaabooyinkan raac:
    1. Google Play mobile-kaada ka gal kadib Aflixi raadi waxaa kuu soo muuqana Aflixi click-sii 
    2. Markaad link-ga riixdo wuxuu kuu soo bandhiga Aflixi App waxaad click siisaa Install. Sida ku cad sawirka hoose

     
    Install Markaad ku dhahato App-ka waxaa kuu fududaaneeyso inaad Aflixi mobile-kaada ka dhax isticmaasho.
    F.G: Google play app lagama soo dajin karo hadii aadan gmail-kaada galin, Fadlan marka hore gmail ka gali kadib Calaamada Install weey kuu soo muuqaneeysaa.  
  25. zaki abdarihmaan liked a post in a topic by Aflixi Bar ama Baro in sidee u sooo ceshan karaa face book la iga jabsady   
    Wcs waad ku mahadsantahay su'aashaada, Facebook ma kuulahaa mobile number macnaha mobile-kaada maku diiwaan gashatay, hadii haa tahay jawaabtaadu mobile number-kaada ayaad ku soo ceshan kartaa, hadii email-ka facebook password-kiisa aadan heeynin mobile number-ka ayaa ah xalka ugu dhaw.
     
    Mahadsanid
    Aflixi.com
  • advertisement_alt