• advertisement_alt

Aflixi Bar ama Baro

Moderators
  • Content count

    824
  • Joined

  • Last visited


Everything posted by Aflixi Bar ama Baro

  1. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic IR   

    An International Relations degree can lead to employment in the civil service or a career as an analyst or policy advisor for the numerous organisations that require IR expertise. ... Graduates in International Relations may also want to use their expertise to build a career in business, journalism, politics or activism
  2. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Drive C   

    Computer oo dhan waa hadii aysan data ku jirin, kadib aad kala qeybiso.
     
    iskana fiiri ha iska khaldin
  3. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Drive C   

    Partition hadii mar la create gareeyo oo uu shaqeynaayo extend lama dhihi karo, waxaa extend la dhihi karaa kaliya marka aad shirnk ku sameyso oo aad qeybso inta aadan create new volume dhihin.
    xalka wuxuu noqonayaa inaad format ku sameyso, hadii ay data muhiim kugu jirin.
  4. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Kusaab san IT   

    Wcs,
     
    Online Free Course hadii aad google ku qorto war bixino badan ayaad arkaysaa, Aflixi kaliya waa in ardayga laga caawiyo wixi ku adkaado ee cashirada kala duwan.
     
    Software aamin ah waxaad ka heli kartaa filehippo waa website softwares-ka laga soo dagsado.
  5. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Kusaab san IT   

    Wcs Waraxma,
    aad ayaan kaaga mahadcelineynaa sida wanaagsan ee aad uga qeyb qaadaneyso Aflixi.
     
    IT marka la dhoho wey baaxad weyntahay, waa sida aad sheegtay, qofka meesha uu ku fiicanyahay wuxuu ku ogaan karaa kaliya inaad courses online oo free ah aad qaadato kadib aad fiiriso qeybta aad ku fiicanatahay tusaale inaad online Web design, Software development, graphics, networking iwm inaad tijaabiso oo aad baarto, qeybti markaas aad waqti badan galineyso oo aad wax badan ka diyaarineyso ayaa qeybtaada ah.
     
    Waxaan rajeynaa inaad fikir aad u wanaagsan kala dhax baxday hadalkeyga.
  6. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Tilaabooyin aad ku xalin karto marki uu problem kaa qabsado .Net Framework 4   

    Wcs waraxma,
    Haa dib ayaan u bilaawnay cilad farsamo awgeed laakin hada waa la xaliyay waana uu shaqeynayaa.
     
    Ka qeyb qaadasho wanaagsan sidi aad awal ugu tixneed si ka balaaran ugu tixnaaw wixi aad u baahato ee su'aal ama cilmi kale soo gudbi, insha allah.
  7. Aflixi Bar ama Baro added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Qaabka ugu fudud ee aad muuqaal kala soo dagi karto Youtube
    Qaabka ugu fudud ee muuqaal kala soo dagi karto Youtube
    1. Marka Google Chrome, Firefox ama baidu browser soo kici
    2. Markaa soo kiciso kadib waxaad gashaa video-ga aad rabto inaad soo dajisato tusaale https://www.youtube.com/watch?v=guIVY-qDNGk

    3. https://www waxaad ku badashaa ss

    4. marka link-ga cusub wuxuu noqonaa ssyoutube.com/watch?v=guIVY-qDNGk    kadib enter dheh
    5. waxaad ka doorataa cabirka aad rabto tusaale mp4 (720)
    6. Ugu dambeyn download riix

    • 0 replies
    • 797 views
  8. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Waa Maxay Application gateway   


    Erayga 'Gateway' micno ahaan wuu micno badanyahay:
    Marka la joogo isgaarsiinta gateway waxaa la dhahaa barta ay isu kala gooshaan laba network oo kala duwan waana barta uu network walbo network kale uga xirmo.
    Gateway wuxuu ka koobnaan karaa laba mid :  qalab kaasoo aad taaban karto aadna arko karto ama protocol kaasoo aadan arki karin laakin qaabka uu u shaqeyo aad dareemi karto, protocol qalab la'aantiis ma shaqeyn karo.

    Waxaan rajeynaa micnaha Gateway inaad fahantay.
  9. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic cafimaadka dalka somalia   

    Ismail halkaan waxaan ku soo gudbin kartaa wixi aqoon ah oo aad bulshada la wadaageyso qodobka aad kor ku xustay boggan Aflixi laguma daabici, hadii aad xog ka heyso kusoo daabac.
     
    Mahadsanid
  10. Aflixi Bar ama Baro added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Tilaabooyin aad ku xalin karto marki uu problem kaa qabsado .Net Framework 4

    Hadii uu problem-ka error code-kaan wato uu ku qabsado " .Net Framework 4 (HRESULT 0xc8000222) "
     
    Tilaabooyinkaan raac:
    1.Click Start > waxaad soo kiciisaa Run.
    kadib cmd ku qor Enter riix
    2. Shaashada kuu soo bexeyso waxaad ku qortaa commend-gaan
    net stop WuAuServ

    3. Click Start > waxaad soo kiciisaa Run 
    waxaad ku qortaa %windir% kadib Enter riix
    Waxaa kuu soo bixi doono folders tiro badan, waxaad ka raadisaa folder-kaan SoftwareDistribution kadib rename dheh magacaan ku qor oldfolder.
    4. Click Start > waxaad soo kiciisaa Run.
    kadib cmd ku qor Enter riix
    Shaashada kuu soo bexeyso waxaad ku qortaa commend-gaan
    net start WuAuServ
     
    Hada marka dib u soo bilaaw installation-ka .net framwork ee problem-ka kaa heystay
    • 3 replies
    • 565 views
  11. Aflixi Bar ama Baro added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Pro Evolution soccer 2016 is already playing
    Pro Evolution soccer 2016 is already playing
    Right Click on the taskbar and choose task managerThe proccesses windows will appear search "Pro Evolution soccer 2017" Click on Pro Evolution soccer 2016 and click end taskthat will solve your problem
    please share the love
    • 0 replies
    • 246 views
  12. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic english   

    cabdiasiis idiris amin
    Link-gaan ka akhriso jawaabta su'aashada click sii halkaan ==> http://www.aflixi.com/topic/635-sidee-luqada-inglish-ka-ugu-hadli-karaa/
      
  13. Aflixi Bar ama Baro added Ciwaanka Su'aasha in Maqaalo   

    Qaababka ugu fudud ee aad hankaada sare ugu qaadi karto

    Inaad naftaada howl galiso
    Qofka waxaa looga baahanyahay in uu juhdi badan ku bixiyo si uu uga gun gaari lahaa waxaa uu hiigsanaayo isla markaana uusan naftiisa 
    waxba ka reeban.
    Inaad garato awooda aad leedahay
    Mararka qaar waxaa dhacda in qofka uu asiga isyiraahdo maya heerkaan wali ma aadan gaarin ka joog iyadoo ay dadka la dhacsanyihiin ama 
    ay layaabanyihiin heerka aad gaarsiisantahay, mar walbo 

    Akhrinta Qisooyinka
    Qofka mar walbo uu wax akhriyo mar walbo uu caqligiisa koro, khaasatan qisooyinka waxaa kaaga baxaya qof hebel sidee ayuu ku gaaray 
    heerkaas marka aad akhriso dhibta ay soo mareen waxaa kuu fududaaneyso inaad fahanto waxa ku heysta heerka ay gaarsiisanyihiin isla 
    markaana aadan kaligaa rafaadka soo marin.
    Inaad la saaxiibto qof hamigiisa sareeyo.
    Dadka hamigooda sareeyo oo aad la saaxiibto waxey ka dhigantahay in ay sameeyn kugu yeelan karaan oo dhan walbo, hadii aad qof 
    hamigiisa hooseeyo la saaxiibto adna sida qofkaas oo kale ayaad hoos ula dageeysaa.
    • 1 reply
    • 1,757 views
  14. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic antivirus   

    Wcs Waraxma Antivirus-ka 1PC waxeey ka dhigantahay 1 Computer kaliya ayaa lagu isticmaali karaa sidookale 2 PC waxey ka dhigantahay 2 computer kaliya ayaa lagu isticmaali karaa, Hadii aad rabto computers badan inaa u isticmaasho Multi Pc ama Unlimited PC dooro.
  15. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Maxay dhib keenaysaa   

    Hadii si wanaagsan aad u sameeyso dhibaato kaama soo gaareeyso, laakin hadii aad isku disho weights (biro) cabirkoodu aad u culusyahay waa macquul in ay dhibaato kaasoo gaarto, kaaso qof si fiican u yaqaan.
    Mahadsanid
  16. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Sidee video looga soo dajiya youtube adigoo isticmaalaya firefox (browser addons)   

    Refresh dheh browser-ka ama F5 riix si calaamada download-ka kugu soo baxdo
  17. Aflixi Bar ama Baro added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    4 talaabo oo aad ku ogaan karto fariin qoraaleed aad dirtay in ey gaartay qofki aad u dirtay
    Mararka qaar waxaad u baahantahay inaad hesho cadeyn, sida caadiga ah qof marka aad message u dirto message-ki aad dirtay wuxuu kugu haraa qeybta messages-ka, hadii aad u baahato inaad ogaato message-ki aad dirtay inuu gaaray qofki iyo in kale Steps-kaan raac waxeyna ku shaqeeynayaan mobile-da uu ku jiro Android OS
    1. Waxaad taktaa qeeybta messages-ka
    2. waxaad riixda 3 dhibcood oo ku taala xaga sara ama xaga hoose waxey ku xirantahay nooca mobile-kaada kadib Settings kasii dooro.
    3. Text Message (SMS) kasii dooro
    4. Request delivery report check saar
    marka aad check saarto Request delivery report mar walbo oo aad qoraal dirto wuxuu qoraalka saarayaa 2 calaamad oo sax ah mida 1aad waxeey ka dhigantahay message-ka dhankaada wuu ka baxay mida 2aad waxey ka dhigantahay message-ka wuu gaaray qofki aad u dirtay.
    Sawirada hoose waa marka aad rabto inaad marto step-ka 2aad waa noocyada mobile-da andriod-ka lagu isticmaalo



    • 0 replies
    • 4,517 views
  18. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Fecbook   

    Adaa mudan Yaxye, waan ku faraxsanahay inaan kuyara caawinay.
  19. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic drive back solution   

    Wcs Waraxma,
     
    Drive back solution kale ma ku tijaabisay computer-ka. Waxaa laga yaabaa in drive back solution-kaas uu damage yahay.
  20. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Fecbook   

    Ok message-ka uu kuu soo qoraayo halkaan maku soo qori kartaa si aan u ogaan sida saxda waxa ku heysto.
    Mahadsanid
  21. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic aflixi   

    Abdisamad notification-ka kuu soo dhacaya waa iska xiri kartaa link-gaan booqo http://www.aflixi.com/notifications/options/ kadib Send me news and information Check ka qaad kadib Save dheh
  22. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic Fecbook   

    Waxaa macquul ah inuu verification u baahnaa mar aaad abuuraysay oo aadan verification ku sameeynin. Verification waa in la aqoon sadaa qofka isticmaalayaa facebook wuxuuna ku weydiinayaa mobile-kaada inaad galiso markaa galiso kadib ayuu kuu so dirayaa 6 number kadib waa verified. Hadii aadan verify u dirin waxaan filayaa inuu midaa u xiray account-ka.
  23. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic cilad cumputer   

    Hamdi computer-ka marka uu damaayo waa goomer ma cabaar markaa isticmaasho mise marka aad daartaba wuu damayaa.
  24. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic microscope   

    Objective Lenses:  Usually you will find 3 or 4 objective lenses on a microscope.  They almost always consist of 4X, 10X, 40X and 100X powers.  When coupled with a 10X (most common) eyepiece lens, we get total magnifications of 40X (4X times 10X), 100X , 400X and 1000X.  To have good resolution at 1000X, you will need a relatively sophisticated microscope with an Abbe condenser.  The shortest lens is the lowest power, the longest one is the lens with the greatest power.  Lenses are color coded and if built to DIN standards are interchangeable between microscopes.  The high power objective lenses are retractable (i.e. 40XR).  This means that if they hit a slide, the end of the lens will push in (spring loaded) thereby protecting the lens and the slide.  All quality microscopes have achromatic, parcentered, parfocal lenses.
  25. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic What is biology   

    What is biology
    https://www.youtube.com/watch?v=oFtVDLFXKLA
     
  • advertisement_alt