Aflixi Bar ama Baro

Moderators
  • Content count

    824
  • Joined

  • Last visited


About Aflixi Bar ama Baro

  • Rank
    Advanced Member
  • Birthday 01/01/1983

Qababka Wada Xariirka

  • Website URL http://www.aflixi.com/

Profile Fields

  • Jinsiga Lab

Recent Profile Visitors


11,887 profile views

Aflixi Bar ama Baro's Activity

  1. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: IR   

    An International Relations degree can lead to employment in the civil service or a career as an analyst or policy advisor for the numerous organisations that require IR expertise. ... Graduates in International Relations may also want to use their expertise to build a career in business, journalism, politics or activism
  2. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: Drive C   

    Computer oo dhan waa hadii aysan data ku jirin, kadib aad kala qeybiso.
     
    iskana fiiri ha iska khaldin
  3. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: Drive C   

    Partition hadii mar la create gareeyo oo uu shaqeynaayo extend lama dhihi karo, waxaa extend la dhihi karaa kaliya marka aad shirnk ku sameyso oo aad qeybso inta aadan create new volume dhihin.
    xalka wuxuu noqonayaa inaad format ku sameyso, hadii ay data muhiim kugu jirin.
  4. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: Kusaab san IT   

    Wcs,
     
    Online Free Course hadii aad google ku qorto war bixino badan ayaad arkaysaa, Aflixi kaliya waa in ardayga laga caawiyo wixi ku adkaado ee cashirada kala duwan.
     
    Software aamin ah waxaad ka heli kartaa filehippo waa website softwares-ka laga soo dagsado.
  5. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: Kusaab san IT   

    Wcs Waraxma,
    aad ayaan kaaga mahadcelineynaa sida wanaagsan ee aad uga qeyb qaadaneyso Aflixi.
     
    IT marka la dhoho wey baaxad weyntahay, waa sida aad sheegtay, qofka meesha uu ku fiicanyahay wuxuu ku ogaan karaa kaliya inaad courses online oo free ah aad qaadato kadib aad fiiriso qeybta aad ku fiicanatahay tusaale inaad online Web design, Software development, graphics, networking iwm inaad tijaabiso oo aad baarto, qeybti markaas aad waqti badan galineyso oo aad wax badan ka diyaarineyso ayaa qeybtaada ah.
     
    Waxaan rajeynaa inaad fikir aad u wanaagsan kala dhax baxday hadalkeyga.
  6. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: Tilaabooyin aad ku xalin karto marki uu problem kaa qabsado .Net Framework 4   

    Wcs waraxma,
    Haa dib ayaan u bilaawnay cilad farsamo awgeed laakin hada waa la xaliyay waana uu shaqeynayaa.
     
    Ka qeyb qaadasho wanaagsan sidi aad awal ugu tixneed si ka balaaran ugu tixnaaw wixi aad u baahato ee su'aal ama cilmi kale soo gudbi, insha allah.
  7. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: Qaabka ugu fudud ee aad muuqaal kala soo dagi karto Youtube   

    Qaabka ugu fudud ee muuqaal kala soo dagi karto Youtube
    1. Marka Google Chrome, Firefox ama baidu browser soo kici
    2. Markaa soo kiciso kadib waxaad gashaa video-ga aad rabto inaad soo dajisato tusaale https://www.youtube.com/watch?v=guIVY-qDNGk

    3. https://www waxaad ku badashaa ss

    4. marka link-ga cusub wuxuu noqonaa ssyoutube.com/watch?v=guIVY-qDNGk    kadib enter dheh
    5. waxaad ka doorataa cabirka aad rabto tusaale mp4 (720)
    6. Ugu dambeyn download riix

  8. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: Waa Maxay Application gateway   


    Erayga 'Gateway' micno ahaan wuu micno badanyahay:
    Marka la joogo isgaarsiinta gateway waxaa la dhahaa barta ay isu kala gooshaan laba network oo kala duwan waana barta uu network walbo network kale uga xirmo.
    Gateway wuxuu ka koobnaan karaa laba mid :  qalab kaasoo aad taaban karto aadna arko karto ama protocol kaasoo aadan arki karin laakin qaabka uu u shaqeyo aad dareemi karto, protocol qalab la'aantiis ma shaqeyn karo.

    Waxaan rajeynaa micnaha Gateway inaad fahantay.
  9. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: cafimaadka dalka somalia   

    Ismail halkaan waxaan ku soo gudbin kartaa wixi aqoon ah oo aad bulshada la wadaageyso qodobka aad kor ku xustay boggan Aflixi laguma daabici, hadii aad xog ka heyso kusoo daabac.
     
    Mahadsanid
  10. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: Tilaabooyin aad ku xalin karto marki uu problem kaa qabsado .Net Framework 4   


    Hadii uu problem-ka error code-kaan wato uu ku qabsado " .Net Framework 4 (HRESULT 0xc8000222) "
     
    Tilaabooyinkaan raac:
    1.Click Start > waxaad soo kiciisaa Run.
    kadib cmd ku qor Enter riix
    2. Shaashada kuu soo bexeyso waxaad ku qortaa commend-gaan
    net stop WuAuServ

    3. Click Start > waxaad soo kiciisaa Run 
    waxaad ku qortaa %windir% kadib Enter riix
    Waxaa kuu soo bixi doono folders tiro badan, waxaad ka raadisaa folder-kaan SoftwareDistribution kadib rename dheh magacaan ku qor oldfolder.
    4. Click Start > waxaad soo kiciisaa Run.
    kadib cmd ku qor Enter riix
    Shaashada kuu soo bexeyso waxaad ku qortaa commend-gaan
    net start WuAuServ
     
    Hada marka dib u soo bilaaw installation-ka .net framwork ee problem-ka kaa heystay
  11. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: Pro Evolution soccer 2016 is already playing   

    Pro Evolution soccer 2016 is already playing
    Right Click on the taskbar and choose task managerThe proccesses windows will appear search "Pro Evolution soccer 2017" Click on Pro Evolution soccer 2016 and click end taskthat will solve your problem
    please share the love
  12. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: english   

    cabdiasiis idiris amin
    Link-gaan ka akhriso jawaabta su'aashada click sii halkaan ==> http://www.aflixi.com/topic/635-sidee-luqada-inglish-ka-ugu-hadli-karaa/
      
  13. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: Qaababka ugu fudud ee aad hankaada sare ugu qaadi karto   


    Inaad naftaada howl galiso
    Qofka waxaa looga baahanyahay in uu juhdi badan ku bixiyo si uu uga gun gaari lahaa waxaa uu hiigsanaayo isla markaana uusan naftiisa 
    waxba ka reeban.
    Inaad garato awooda aad leedahay
    Mararka qaar waxaa dhacda in qofka uu asiga isyiraahdo maya heerkaan wali ma aadan gaarin ka joog iyadoo ay dadka la dhacsanyihiin ama 
    ay layaabanyihiin heerka aad gaarsiisantahay, mar walbo 

    Akhrinta Qisooyinka
    Qofka mar walbo uu wax akhriyo mar walbo uu caqligiisa koro, khaasatan qisooyinka waxaa kaaga baxaya qof hebel sidee ayuu ku gaaray 
    heerkaas marka aad akhriso dhibta ay soo mareen waxaa kuu fududaaneyso inaad fahanto waxa ku heysta heerka ay gaarsiisanyihiin isla 
    markaana aadan kaligaa rafaadka soo marin.
    Inaad la saaxiibto qof hamigiisa sareeyo.
    Dadka hamigooda sareeyo oo aad la saaxiibto waxey ka dhigantahay in ay sameeyn kugu yeelan karaan oo dhan walbo, hadii aad qof 
    hamigiisa hooseeyo la saaxiibto adna sida qofkaas oo kale ayaad hoos ula dageeysaa.
  14. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: antivirus   

    Wcs Waraxma Antivirus-ka 1PC waxeey ka dhigantahay 1 Computer kaliya ayaa lagu isticmaali karaa sidookale 2 PC waxey ka dhigantahay 2 computer kaliya ayaa lagu isticmaali karaa, Hadii aad rabto computers badan inaa u isticmaasho Multi Pc ama Unlimited PC dooro.
  15. Aflixi Bar ama Baro added a post in a topic: Maxay dhib keenaysaa   

    Hadii si wanaagsan aad u sameeyso dhibaato kaama soo gaareeyso, laakin hadii aad isku disho weights (biro) cabirkoodu aad u culusyahay waa macquul in ay dhibaato kaasoo gaarto, kaaso qof si fiican u yaqaan.
    Mahadsanid