• advertisement_alt

Xussni Almarkaawi

Members
  • Content count

    3
  • Joined

  • Last visited


About Xussni Almarkaawi

  • Rank
    Newbie

Profile Fields

  • Jinsiga Dhedig
  • Heerka Arday

Xussni Almarkaawi's Activity

  1. Xussni Almarkaawi added a post in a topic: CPrograming   

    Loop waxa loo adegsada in lagu soo cel celiyo   Waxa ad doneysid in ad ku soo cel celisid 
    Sida tusaale 
    Waxa la qoraya  Hal Code   ayado lo shegayo inta uu ka bilabayo Numberka sida 1 ilaaa 9  saa wuxu ku soo cel cel linaya Sida tusaale magaca Al-markaawi  aya wuxu ku soo cel celinaya alaa Inta number  aad doratid.
     
    Sido kale Loop ka wuxu ukala baxa Seddex qeybood 
    1.For loop
    2.while loop
    3.Do While loop
    Wax weyn kuma kala duwana Seddex doodaa.
    Xussni Al-markaawi
    Wwww.almarkaawi.wordpress.com
  2. Xussni Almarkaawi added a post in a topic: Side u shaqeya Flashka   

    Wad ku mahad santahay sxb
  3. Xussni Almarkaawi added a post in a topic: Side u shaqeya Flashka   

    Sidee ayuu u shaqeyaa Flashka ? 
    Flashka miyuu leeyahay Batariyo? 
    Flashka haduusan leheenin wax Batariyo ah sidee ayuu data da u keydiyaa? 
  • advertisement_alt