cabdi

Members
  • Content count

    92
  • Joined

  • Last visited


5 Followers



About cabdi

  • Rank
    Advanced Member
  • Birthday 05/15/1995

Profile Fields

  • Jinsiga Lab

Recent Profile Visitors


1,785 profile views

cabdi's Activity

  1. cabdi added a post in a topic: camero   

    meelaha uu tagay sida my computer haduu click siiyo meel walbo uu click siiyo
  2. cabdi added a post in a topic: camero   

    Wcs waraxma yuusuf,
    Su'aashaada hadii aan u soo daadago computer-ka xiliga uu soo daarmaayo sawir ma qaadi karo sababto ah OS computer-ka ma daarno hadii uu sawir ka qaado computer-ka uunan daarneen meel uu geeyo malaha.
    Mid waa sameeyn kartaa hadii aad rabto marka uu computer-ka so daarmo in uu sawiro meel walbo uu qofka computer-kaada ka booqdo.
     
    Mahadsanid
  3. cabdi added a post in a topic: Maqaal   

    Qoraalkaan ka akhriso halkaan riix http://www.aflixi.com/topic/635-sidee-luqada-inglish-ka-ugu-hadli-karaa/
     
  4. cabdi added a post in a topic: Ubah Osman   

    Ubah waxbarashada dibada weey fiicantahay mida dalkana sidookale, wadamada dibada wax barashadooda weey kala duwantahay marka loo eego xaga qarashka
  5. cabdi added a post in a topic: computer sciene   

    Sida fiican in window-ga lagu soo shubo, isla markaana aad ka barato sida loogu shubo hadeey macquul tahay.
  6. cabdi added a post in a topic: warbaxin ku saabsan ASP.NET & C#   

    ASP.net waa web application framework waxaa loo isticmaalaa in websiteska si fudud loogu dhiso waliba website dynamic ah oo data si fudud loogu soo dari karo lagana tir tiri karo.
    ASP.net waxaa lala isticmaali karaa luqadaha kala ah C# iyo VB.net
    ASP.net waxaa soo saartay shirkadda microsoft isla shirkadda ayaa suuq geeysay oo hor marisay
    Waxaana lasoo saaray Janaruay 2002
     
    C# waa luqad programming ah waxeeyna ka mid tahay luqadahay programmingka ugu caansan, ugu casrisan sidookale waa luqad object oriented ah.
    waxaa soo saartay shirkadda microsoft sanadii 2000,  file extensionka C# waa .cs, versionki ugu dambeeyay wuxuu maraa C# 7.0
  7. cabdi added a post in a topic: IT   

    Su'aashaada jawaabteeda lingkaan ka akhriso http://www.aflixi.com/topic/143-hadii-suaalaha-soo-socda-aad-haa-uga-jawaabto-computer-kaada-virus-ayuu-leeyahay/
  8. cabdi added a post in a topic: softwer   

    Filmora waa software video editing ah google waxaad ku qortaa filmora kadib natiijooyinka kuu soo baxaa links mid ka mid ah click sii.
  9. cabdi added a post in a topic: sidee computerkaaga loogu soo degsadaa photoship   

    Su'aashaada jawaabteeda linkgaa ka akhriso http://www.aflixi.com/topic/692-adobe-photoshop-cs6/
  10. cabdi added a post in a topic: USB OR FLASH   

    This disk is write protected
    Waxeey ka dhigantahay in software lagu xiray oo password protection uu ku xiranyahay flashka, si aad u format gareeyso flashka waxaad galisaa computerki lagula soo sameeyay protectionka, hadii aadan heeynin weey adkaaneeysaa waayo flashka waa protected oo in wax laga badalo ma ogolo.
  11. cabdi added a post in a topic: Codsi ah in lagu so kordhiyo maadada sports ka   

    Sports management ma qoraalo in lagaaga soo diyaariyo ayaad rabtaa mise waxaad dooneeysaa in qeeyb sports management lagu soo daro kadib aad qoraalo ku soo qorto.
    Mahadsanid
  12. cabdi added a post in a topic: USER ACCOUN   

    Cabdibaasid macnaha marki aad www.gmail.com aad soo kiciso ayuu emailkaada soo qabanaayaa sidaas soo ma aha.
  13. cabdi added a post in a topic: Sidee hal computer loogu shubaa laba windows operating system   

    Muhyadiin Waaba ku oo biirtay saaxib hambalyo kuna soo dhawoow Aflixi
  14. cabdi added a post in a topic: Moh'ed adam ali   

    Maxamed,
    Si aad u barato kuliyada civil engineering waxaad u baahaneeysaa inaad xaadirto fasal (heer jaamacadeed) oo aad hesho shahaadada bachelorka kadibna waxaad sii hor marin kartaa xirfada aad baratay adigoo ka qaadanaya shaahadada masterka ah. Ugu dambeeyna shahaada ugu dambeeyso ee PhD.
    Aflixi xubnaha ka diiwaangashan waxeey kaa caawinayaan su'aalihi kugu adkaado oo aad dooneeyso in lagaa caawiyo.
  15. cabdi added a post in a topic: Sidee la isaga yaree icons desktop-ka saaran?   

    Sidee la isaga yaree icons desktop-ka saaran?
    mararka qaar waxaa dhici karto in icons-ka desktop-ka eey kugu bataan oo aad u baahato space ka banaan desktop-ka. Hadaba sidee loo sameeyaa small icons.
    Tilaabadda 1aad: Desktop tag kadib right click view ku aadi
    Tilaabadda 2aad: view markaad ku aadiso waxaad kuu soo baxaayaan options saddax ah oo kala aha Large icons, Medium icons, Small icons waxaad click siisaa small icons hadii aad rabto in icons-ka desktop eey yaraadaan.
    Fadlan Wixi su'aalo ah qeeybta hoose ku gudbid