• advertisement_alt

yuusuf carab

Members
  • Content count

    128
  • Joined

  • Last visited


Everything posted by yuusuf carab

  1. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    SQL
    asc inta kadib waxaan kushuban lahay sql server asoo qoraayo sawirka hoos ku jeedo
    markaan maxaa ku xalin karaa  wiliba setup aan is ticmaalayo waa SQL2008
    • 0 replies
    • 288 views
  2. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    SQL
    asc inta kadib waxaan kushuban lahay sql server asoo qoraayo sawirka hoos ku jeedo
    markaan maxaa ku xalin karaa  wiliba setup aan is ticmaalayo waa SQL2008



    • 0 replies
    • 263 views
  3. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Cinwaan
    Asc dhamaan aflixi.com  intaa kadib waxaan rabaa in aan idin weydii su aasheeyda taas oo ah   " Sideen ku dooran cinwaan buuga "  ama u raadin karaa doorashooyin cinwaan buug hadaan rabo in aan diyaarsado buug siden ku xulan karaa  step yo nuucee ah ayaan umari karaa ?
    mahadsanidiin aflix.com
     
    • 0 replies
    • 297 views
  4. yuusuf carab added a post in a topic Drive C   

    keen farmat gareeyaa ustd ?
     
  5. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Drive C
    Asc ww Dhamaan aflixi.com  horta aad baan idiinku mahad ciliniyaa  alla kasoo koow intaa kadib su'aasheeydu waxeey tahay 
    waxaan kala qeybiyey Drive C oo waxan u qeybiyey 3 ayaa uqeybiyey marka waxaan damcay in aan ku ciliyo hal date  drive ki C  in ku xiliyo balse nsii daro wan ku cilin waayey si aad  ku arki kartaan sawirka xitaa hadaan darive dagay oo aan damcay in aan dhaho Extand Vlue waxaa saa ran daciif oo maba soo qabnaayo marka xal keena maxaan ku sameeyn karaa 
    waadna mahadsan tiheen dhamaan aflixi.com
     

    • 3 replies
    • 477 views
  6. yuusuf carab added a post in a topic Kusaab san IT   

    Asc  haa  ustd waan kalabaxay fikir aad baaadna u mahadsan tahay  
    waxaan  ku weydiiyey Online free oo lagu baranayo maadooyin miyaad  inoo haysaaan ? mida kale ustd software new ah ayaan ubaahnaa iyo shaqooyinka aay qabtaan marka xageen kaheli karaa ustd software la isku haleeyn karo in kasto kuwa qaar ah aay virus wataan marka sidee ku lahaa  
    aad baad umahdsan tihin bahda ama webka aflixi.com
  7. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    Kusaab san IT
    Asc ww Dhamaan aflixi.com  horta aad baan idiinku mahad ciliniyaa  alla kasoo koow intaa kadib su'aasheeydu waxeey tahay 
    Waxaan ahay arday baranaayo IT  marka  maxaa igu fiican IT ama computer sceince ah oo aan xoogaa saraa madaamo IT loo kala bixinaayo sida network ,program , webdesigned iyo kuwa kale isla ku waana shaqadooda maxey tahay ?
    Jawaab webkaan aad baan igu baahnaa waqtiguu naga xirmay ilaahatan waan soo booqonaayey in dib uu usoo laabtay iyo in  kale maanta aan aad baan igu farxay 
     
    • 4 replies
    • 600 views
  8. yuusuf carab added a post in a topic Tilaabooyin aad ku xalin karto marki uu problem kaa qabsado .Net Framework 4   

    masha allah masha allah  runti aniga waan ku tixnaa  wiliba markuu iga jogsaday waan u darsaday in badan marka aad baan ugu farax sanahay in webka dib nooga soo laabta 
    macalin aad uwangsan baa tahay ilaah ajar hakaa siiyo dadaalkada mida kale xaga facebook maku soo laabateen magaca
     
  9. yuusuf carab added a post in a topic Tilaabooyin aad ku xalin karto marki uu problem kaa qabsado .Net Framework 4   

    Asc  webkaan dib miyaa loo bilaaway marbuu naga joogsaday jawaabaha su aalaha ?
  10. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    waa maxay Email and instant messaging ?
    asc  dhamaan maamulka ,macaliminta iyo ardaydba waan idin salaamay  inta kadib waxaan doonayaa  in faah faahin fiican leeyga siiyo waxa layiraahda 
      waa maxay Email and instant messaging ?   faah  faahin leyga sharxo  wiliba afsoomali  
      jawaab ayaan idin kasugaya dhamaan  bahda aflixi cidi taqaano   haduu alla yiraahada 
                           waad mahadsantiheen bahda                        aflixi.com
    • 0 replies
    • 635 views
  11. yuusuf carab added a post in a topic drive back solution   

    haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa ustad waan kutijaabiyey  lkn drive  wuu kushubmayaa lkn wiffi  ki mayo  oo  waa  diidayaa  oo calaamad gaduub ah oo isdilaab ah ayaa iga saaran marka maxaa xal  ah  jawab ayaan idinka sugayaa haduu alla yiraahda waadna mahadsan tiheen 
  12. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    drive back solution
    asc dhamaan maamulka , macalimiinta , ardayda  aflkixi ,com ku xiran waan idin salaamay  intaa kadib waxaan rabaa  in leeyla xaliyo problem kaan 
    1)  waxan haaystaa  computer toshiba ah  waxaan kabdalay window waxan kushubtay window 7  waxaan damcay in aan kushubo  drive back solution   lkn waxaa  dhib igu noqotay  in computerka markaan kushuba  oo  uu wadta  kushubitaanka in uu  iska istaago   oo meel xitaa  aay riixmeynin  ilaa lagadamiyo mooye  marka wax fariin ah uu ii soo bandhigaana ma,lehan  marka maxan sameyaa  xal ii raadiyo  hadaan wax igu dhaantaan  jwb ayaan idinka sugayaa  ahduu  alla yiraahda 
    mahdsanidiin AFLIXI.COM
    • 2 replies
    • 546 views
  13. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    passowrd
    asc dhamaan maamulka iyo macalamibnta iyo ardayba waan idin salaamay inta kadib waxan rabaa in leeyla xaliyo su aashaan 
    computer HP  ah o window 8 uu kujiro passowrdka hadaan ukaadiyo haldaqiqo camal uu is xiro lama furi karo ilaa lagdimiyo  asoo wiliba si sax uu yahay passowrdka computer ama securtigab marka maxa xal ah oo  aan ku hagaajin karaa  hadii aan aan wax yar ukaadiyo computer oo uu asi isqufalo lama furi karo ilaa laga damiyo oo uu dib usoo kaco marka maxa xal ah oo aan kusameyn karaa jawaab ayaan idin kasugaya haduu alla yiraahda  dhamaan mahadsanidin aflixi.com
    • 0 replies
    • 377 views
  14. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    dual window
    asc dhamaan maamulka , macaliinmanta  iyo ardaba waa idin salaamay intaa kadib waxaan rabaa in leeyga caawiyo  haduu alla yiraahda 
    waxaan rabaa in aan labo window aan kushubta computer keyga  waxaan  horey ugu jiray window 7  haatana waxaan rabaa in aan kushubo window 8 anoo  igu jiro window 7 kii hore waxaana rabaa in dual isticmaalo marka tusaalo ahaan waxaan drive  C  kujira window 7  drive ka aan qeeybiyey oo aan kabixiyey drive D marka  aan rabo aan rabo dual isticmaalo computerka miyaan daminiyaa  mise restore  miyaan udiraa  sida  anaa  ku shubaayo winodw marka xagee ku qoran tahay dual ka  oo aan kadoortaa computerka  
    jawaab ayaan idin kasugayaa  dhmaan cidi  taqanaao  haduu alla  yiraahda 
    mahadsanid aflixi.com
    • 1 reply
    • 370 views
  15. yuusuf carab added a post in a topic softwere   

    ok  ustaaad mahadsnid
     
  16. yuusuf carab added a post in a topic softwere   

    ustaad  qoraalak  uu iweyiyey  sidaas waan ufaha  lkn hadaan wixi  saaro   chekc  waxuu  iweytiiyye   tusaalo  ahaan waxuu  yiri  wixii  river  ama wibi  ah  chekc saar  markaan sarayna  wax kale  aya ii  soo  baxaya  kadibna hadan sii  doorta  wax kale  aya soobaxayo  oo wax ii  furmayo  malahn 
  17. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    softwere
    asc dhaman maaulka , macalimiinta  iyo  arday da wan idinsalamay  intaan kadib  waxaan raba  leyga jaahil  bixiyo su aashan haduu  alla yiraahda 
    1 )    hadan rabo  softwere  in aan soo  dagsado  markaan ku dhufto  magaca  softwere  mesha download  iag soo  bix  laheyd  waxa ii  soo  baxaayo  sida tan marra  ka qaar  sida  aad ku  arki doonta  sawirka hoose marka maxaa xal  ah  oo  aan ku sameya  jwaab ayan idin kasugaya dhamaan afilixi.com haduu  alla yiraahda 
    mahadsanideen dhamaan aflixi.com

    • 4 replies
    • 564 views
  18. yuusuf carab added a post in a topic IP adrees   

    ustaad waa mahadsan tahay jawaabta aad iga sii say lakin ustaad hadaan wiffi haaysto oo aan in aan IP  adress ka aan qeybiyo hadaan rabo  sideen uqeeybiyaa  ?  jawaab ayaan   idin ka sugayaa  haduu  alla iraahda 
  19. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    IP adrees
    asc dhamaan maamulka, macalimiinta iyo ardadaba  waan idin salaamay  asc w w  intaan  kadib su aasheyda  waxey  tahay  sida tan 
    1)   miyaan qeybin karaa  ip  adrees  wiffi  ka  si  aan  u isticmaalo  computerka  isla  ip adreeska  wiffi    
    hadey  jawaabtu  haaa  tahay  sideen uqeybiyaa  oo wadadee  ayaan umari  karaa        jawaab  ayaan idin ka sugaa  haduu  alla  yiraahda  
    aflixi.com
    • 3 replies
    • 462 views
  20. yuusuf carab added a post in a topic post facebook   

    waan   arkau  ustaad  mahdsanid   san tahy ustaad
     
  21. yuusuf carab added a post in a topic post facebook   

    masdha alaah ustaad  aad  mahd san tahy lkn calamda  drop down xagee  ku qoran tahy  mar  ko ustaad
     
  22. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    post facebook
    asc dhamaan aflixi.com  waxaan raba in leeyga caawiyo 
    1) wax yaalaha post ga ah  oo aan soo dhigay facebooka  ma tuuri karaa  hadey haa tahay jawaabta siden ku tuuri karaa  wll  jawaab ayaan idin kla sugayaa haduu alla yiraahda 
     
    • 4 replies
    • 504 views
  23. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    computer
    asc ww dhamaan maamulka , macalimiinta iyo ardadaba waad salaa man tiheen dhamaan teen inta kadib waxaan rabaa in leeygaga caawiyo su aashaan haduu alla yiraahda
    1 )  ma isku xiraa labo computer anoo aan haaysan wax hube  ah si aay outomatically iskula shaqeyaan hadey jawaab tu haa tahay wadadee ama step kee  ayaan umarayaa  micnaha sideen iskuga xiraa  labada computer anoo aan haaysanin wax  hube ah oo udhaxeyo labada computer  jawaab ayaan idinkasugaa haduu laa  yiraahda  
    mahadsanadiin aflixi.com caawinaada aad nacaawineysaa  mahdasanidiin 
     
     
    • 3 replies
    • 464 views
  24. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    internet
    asc dhamaan maamulka  , macalimiinta iyo ardayda waan idin salaamay asc ww  intaa kadib waxaan rabaa  in leeyga caawiyo 
    waxaan rabaa in leeyga caawiyo qeyb internerka computer oo xalaamad gaduudan iga saaran tahay oo uu qadka ii soo qabaneynin maxaan kusameyaa fadlan iima soo qaabanayo wiff oo dhan marka maxaan kusameeyaa jawaab ayaan idin ka sugayaa dhamaan aflixi .com  jawaab ayaan idinka sugayaa haduu alla yiraahda waa mahadsan tiheen caawinaadiin 
    • 1 reply
    • 364 views
  25. yuusuf carab added Ciwaanka Su'aasha in Computer Science and IT   

    window HB
    asc dhamaan maamulka  , macalimiinta iyo ardayda waan idin salaamay asc ww  intaa kadib waxaan rabaa  in leeyga caawiyo 
    waxaan rabaa in window 7 aan kushubo computer HB ah markaan cajalka window ka aan giliyo oo uu soo kici rabo computerka wax shaqo ah aan qabanyo miyaa jiro midda kale marka computerada qaar marka window lagu shubayo waxaa lariixaa F12  marka HB  waa iga diiday marka maxaan sameyaa jawaab ayaan idinka sugayaa haduu alla yiraahda dhamaan aflixi .com waadna mahadsantiheen sidaad noociweneysaan 
    • 1 reply
    • 500 views
  • advertisement_alt