Guidelines

A) Isdiiwaangalin | Creating Account 

1.       Magaca: Waxaad ku buuxisaa magacaada

2.    Email Address: Waxaad Ku qortaa Email kaasoo aad hadhow ku soo gali doonto aflixi.com

3.    Password: waa password-ka aad ku soo gali doonto akoonka aad ku leedahay Aflixi

4.    Confirm Password: iska xaqiiji password-ka oo marlabaad ku celi

5.    Jinsiyadda: Dooro jinsiyadaada lab ama dhadig

6.    Heerka: dooro heerkaada Arday ama Macalin

7.    Security Check: waxaad box-ka yar ku qortaa tirade ama xarfaha kasoo muuqdo khaanada

8.    Waan ogolahay Shuruucda Isticmaalka sax saar(tick) kadib

9.       Ugu dambeeyn Create my Account riix

Aflixi-Create-Account.thumb.jpg.47f42ed4

2) Su'aal Weeydiin

 

1. Xubin hore u diiwaangashan? Gudaha U gal  (Waa inaad gashaa Account-kaaga)

2. Su'aasha Aad Rabto inaad soo dhigto Marka hore raadi in horay loo weeydiiyay iyo in kale adigoo isticmaalaya Search-ga (Baare)

3. Hadii aad Weeyso waxaad click siisaa Kuliyadaada tusaale Computer Science, Medicine, Public Administration & International Relationship​Sharia & Law, Education and Social Science, Economic​ iyo kuliyado kale 

4.Si aad Su'aal u soo Dhigto Waxaad Click-siisa  Weydii Su'aal

5.Waxaa Kuu soo Baxaa Form-ki Su'aal weeydiinta.

Ciwaan/Topic Title: Waa Ciwaanka Su'aashaada Tusaale Waa Maxay Computer?

Tags: Waa Calaamadeen Tusaale hadii eey su'aashaada eey Qeeyb Gooni ah taabaneeyso ku calaamade sida : Computer, Nursing, Sharia, Education, BA iyo wixii lamid ah waana muhiim in aad caalaamad u yeesha Su'aashaada.

6.Qeeybta dhexe waxaad ku Qeexeeysaa Su'aashada.

7.Ugu Dambeeyn Waxaad Click-siisaa Gudbi Su'aal Sidaas ayaad su'aashaadi ku Dhigtay.

 

3)Su'aal Ka Jawaabid

1. Waa inaad gashaa Account-kaaga

2. Su'aash aad ka jawaabeeyso waa inaad Aqoon u leedahay

3. Su'aasha aad ka jawaabi rabto Click-sii kadib waxaad click-siisaa ku jawaab celi mawduucaan

4. Markaad jawaabta qorta Waxaa Click-siisaa Gudbi jawaab